Hab-dhaqankaawoodeediyodabeecadawanaagsaniwaxayqayb katahayhogaamiyahawanaagsan.
Waxaanalagutilmaamaa inkoritaankadabeecadahaaadamuhuayqaadatomuddodheer,inkastooaan lagaran Karinqiyaastasaxda ahee ayhorumarto,haddanawaxalaguqiimeeyaainaytahayakhlaaqdaiyoanshaxaguudeeaaddadka kale umuujiso,taasookuguabuurtainaadsawiratowaxakusuganmaskaxdaqofka kale,waxaanaytamartadabeecadukatimaadomaskaxda.
Habdhaqankaaadamahawaxalagutilmaamaainaytahayaqoonta waxbarashoeeawoodeeduaadka usareyso,tamartahab-dhaqankawaxay katimaadaadareenkawanaagsan.
Sidookalenahab-dhaqanadaasiwaxaynoqonkaraankuwolehawood,amadaciifa,kuwowanaagsanamaxun,taasoointabadanlagutilmaamo inqofkadhaqankiisaaawoodaleheehaddanadabeecadiisuwanaagsantahaylaguqiimeeyoinuuyahayhogaamiyewanaagsanoodadkiisaiyodalkiisabakuhagikaramustaqbalkawaxa ayaaminsanyihiin.
Haddabaannigoohore usooarkaymasuuliyiinlehhab–dhaqanka gang leaders-ka,ooahaakuwo kaxakameeyeyfaa’iidadaiyo wax-tarka ayshaqaalahauumasuulka kayahay aywadaheli-laahaayeen,kuwaasoo uisticmaalaycadaalad-darroiyoeex,isla-markaanaahaakuwomarka ayxafiisyadadhexdoodasiisocdaan,isla-markiibabilaabainaycabiraanqiyaastaxogtabaahidashaqaalahaiyodhinacaawoodahaee ay kaliitaan, kadibna uisticmaalayeyqofnimadoodainaykugaadhaansiyaasadda aylahaayeen,kadibanawaxayishakuhaynjireenintabadandhaq-dhaqaaqashaqaalaha, in kabadanwixiisoogali-lahaashaqaalaha,noocyadan-qabowooaanlahaynculeysbadanqaacidadaxisaabtooduiyoshaki aykagadoonayeensoodhawaanshoshaqaalahaaykagahellaanixtiraam,noocaasooafkaqalaadlooguyeedho (Machiavellian Personality Disorders)
Waxawanaagsanaanlahaydwaahaddiiba aymasuuliyiintaxilkadowladahaysaanoqonlahaayeensidamasuulkaaaankorkusooxusayaynuifiyoaakhirabaaynunajixilahayn,waanamasuulkudayashomudan.
Qoraa Dr.MaxamedFaaraxQoti
W, PH & Astrologist

