HomeWasaarada Deegaanka Oo Talaabo Ka Qaadaysa Warshada Haraga Dacarbudhuq

Wasaarada Deegaanka Oo Talaabo Ka Qaadaysa Warshada Haraga Dacarbudhuq

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(SLpost)-Dadka ku nool deegaanka Dacarbudhuq ee bariga Hargeysa ayaa cabasho ka muujiyay khatar xagga caafimaadka iyo deegaanka in ay ku heyso wasakhda wershada hargaha oo muddo hore ay halkaasi ka sameeyeen ganacsato Shiinees iyo Soomaali isugu jira.

harag

Wasiirka wasaaradda deegaanka Somaliland, Shukri Xaaji Bandare, ayaa caddeysay inay go’aamo ka soo saareen cabashooyinkaasi.

Waxa ay sheegtay in ay tahay in la dhowro nadaafadda deegaanka iyadoo la raacayo heerarka badqabka deegaanka ee Qaramada Midoobay.

Khubarada ku xeelka dheer deegaanka ayaa sheegay in ay markii horaba khalad aheyd in deegaankaasi oo ay biyuhu soo maraan laga dhiso warshadda.

Injineer Axmed Xaashi Warsame, oo khabiir ku ah wershedaha hargaha kana soo shaqeeyay warshaddii Hargaha iyo Saamaha ee Hargeysa ee dowladii hore ayaa waxa uu u sheegay weriyaha BBCda, Axmed Saciid Cige, in warshadaha hargaha ay mamnuuc tahay in aanan la ag dhisin dooxa ama meelaha biya dhaca ah.

Hasayeeshee waxa ay sheegaysaa Shukri Xaaji, in ay daraasad ku sameyn doonaan in warshaddu ay ku haboon tahay in meesha ay ku haboon tahay iyo inkale, waxa ayse carrabka ku adkaysay in loo baahan yahay wax soo saarka warshadaha iyo tayeenteedaba.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories