MARKA COLADI DHACDO, AF SOOMAALIGA WAA LA ILOOBAA
Maalintii uu qarxey dagaalkii sokeeye 1994, waxa an tababar ku bixinayey meel ka danbeysa Hotel Maaweel. Saldhigga dhexe ee Hargeisa oo noo dhawaa ayuu...
Baarlamaanka Masar Oo Xilkii Ka Qaaday Mudane La Kulmay Safiirka Yuhuuda
Qaahira(SLpost)-Baarlamaanka dalka Masar ayaa Arbacadii xubinimadii Baarlamaanka ka caydhiyay xildhibaan ka tirsanaa golahooda oo lagu magacaabo Tawfiiq Cukaasha, ka dib markii uu la kulmay...
“In La Dhul Jiifteeyo Maaha, Somaliland Waa Qaran, In La Kala Sheegto Maaha, In Buuraha La Galana Maaha”Xaaji Cabdi-waraabe
Hargeysa (SLpost)-Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-Waraabe), oo ka mid ah hal-doorka Somaliland ee dhidibada u taagay nabadgelyada Somaliland, ayaa dilka taliyihii Booliska gobalka Saaxil...
Xasan Al-Banna: Dheemankii Qarniga
Qaybtii 1aad Sheekh Cabdirisaaq X.Rabkoub Maalinku geeriyooday Rasuulku ilaa maanta diintu halkeedi ayey taagan tahay; arrin wal oo aannu ogayn oo dib laga keenay Ilaahay wuxu...
Daawo Oo Akhri Mudaharaad Turkiga Gilgilay Oo Ka Kacay Wargeyskii Loogu Akhriska Badnaa Oo Dawladu la Wareegtay
Turkiga(SLpost)-Booliska Turkiga ayaa u isticmaalay sunta dadka ka ilmaysiisa iyo tubooyinka biyaha tuura dad dibadbaxayaal ah, oo hor dhoobnaa illinka hore ee wargeyska ugu...
Marinka Guusha
Qof kasta oo inaga mid ahi waxa uu jecel yahay inuu gaadho guul oo uu noqdo mid ka midho dhaliya waxa uu rabo inuu...
Daawo Sheekh Aadan-Siiro “Dilalka Saraakiishu waxaanu u aragnaa Maamul Xumo.”
Hargeysa(SLpost)-Sheekh Aadan Siiro ayaa ka hadlay dilka saraakiisha ee dalka ku soo batay oo uus heegay inay yihiin wax ka yimi cadaalad daro. https://youtu.be/G3M-r2tRDVc
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

