HomeDaawo Oo Akhri Mudaharaad Turkiga Gilgilay Oo Ka Kacay Wargeyskii Loogu Akhriska...

Daawo Oo Akhri Mudaharaad Turkiga Gilgilay Oo Ka Kacay Wargeyskii Loogu Akhriska Badnaa Oo Dawladu la Wareegtay

Date:

Related stories

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Turkiga(SLpost)-Booliska Turkiga ayaa u isticmaalay sunta dadka ka ilmaysiisa iyo tubooyinka biyaha tuura dad dibadbaxayaal ah, oo hor dhoobnaa illinka hore ee wargeyska ugu weyn dalkaasi.

Booliska ayaa xoog ku galay xarunta wargeyska Zaman oo fadhigiisu yahay Istanbul.

Maxkamad ayaa u dhiibtay maamulka wargeyska dowladda dalkaasi.

Wargeyska Zaman waxaa akhrista in kabadan hal milyan oo qof, tiradaasi oo ka dhigan in ka badan laba jibbaar tirada dadka akhrista wargeysyada kale ee uu tartanka kala dhexeeyo. Wargeysku waxa uu soo bandhigaa xaqaa’iqa jira, balse waxaa lala xiriiriyaa dhaq-dhaqaaqa Hizmet, oo uu hoggaamiyo Fethullah Gulen, oo ah wadaad Muslim ah oo ku noolaa dalka Mareykanka tan iyo markii ay is khilaafeen madaxweyne Racceb Tayyib Erdogan, oo ay mar aad isugu dhawaayeen.

Maxkamadda ma aysan sheegin sababta maamulka wargeyskaasi gacanta loogu geliyay xukumadda.

Tifaaftiraha wargeyskani Cabdulxamiid Bilici, ayaa tallaabadaasi ku tilmaamay in dalka ay gelinayso maalin mugdi ah isla markaana ay soo afjareyso saxaafadda xorta ah ee waddankaasi.

Afhayeen u hadlay waaxda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa arrintani ku tilmaamay in ay tahay tallaabadii ugu dambeysay ee ka dhan ah saxaafadda dhaliilaha u jeedisa dowladda.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories