Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

XANUUNADA‬ LAGU KALA QAADO ‪DHUNKASHADA‬

‪Waa‬ maxay xanuunada lagu kala qaado dhunkashada oo ay keento jeermiska ‪Bakteeriyada‬? • Bakteeriyada qoorgooyaha "Meningitis": waa xanuun halis ah oo qofka u dhiman karo,...

Daawo:-Jabuuti Oo Farta Ugu Yeedhay Wasiiro iyo Taliyaha Bada Somaliland Xili Ay Ciidamadii Ay Isku Daceen Ku Tilmaameen Maleeshiyaad Jiritaanka Somalilandna Meesha Ka Saareen

Hargeysa(Slpost)-Xukuumada madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa wasiiro iyo taliyahii bada u dirtay Jabuuti xili ay jiraan dagaalo la xidhiidha qaranimada oo bada Somaliland ay ku...

Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Go’aanka Bixitaank Ruushak Ee Suuriya

Geneva(Slpost)-Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha dalka Suuriya Staffan de Mistura, waxa uu sheegayaa in wadahadallada dalkaasi ay hadda weji cusub...

Jawaabtii naxdinta lahayd

Maryan waxa ay jiiftaa sariirta cusbitaalka. Waa dhaawac, weliba waa dhaawac culus. Cusbitaalka intii aan la keenin dhiig badan ayaa ka baxay. Lama hubo...

COL IYO ABAAR ! WQ: CABDICASIIS CALI CADAANI

Maanta, ku dhawaad 1.4 billion oo qof ayaa ku nool waddamada dagaaladu ka oogan yihiin. Colaadaha daba-dheeraday iyo hoos u dhaca dhaqaalahu waxa ay...

DJIBOUTI IYO SOMALILAND MALAHA ISMABA BARAN?

Gal dad liqa ulbaa lagu dayaa laga dambeeyaaye Waligiinba ceel dowlis laad dalaqtidhaahdaane Ehelkii kula dhashiyo aabbahaa kuguma daayeene Malaha mid uu warfaa deyriyay oo daahanbaad tahaye Waxa...

Dhankee loo socdaa: kor mise hoos? Khadar Cabdi Cabdillaahi (Faraskacad)

21 Juun, 2015, oo ahayd maalin Axad ah, ayaanu soo gaadhnay madaarka caalamiga ah ee Cigaal. Hanfigii u darnaa martida Jabuuti ku cusub, ayaan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img