Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Mid Ka MId Ah Musharaxiinta Jabuuti Oo Hargyesa Soo Gaadhay iyo Waxyaabaha Uu Ka Yidhi Dagaalkii Bada

Hargyesa(Slpost)-Musharax Cabdiraxmana Candhoole oo ka tirsan lixda musharax ee u ordi doona doorashada fooda inagu soo haysa ayaa ka hadlay sabaabta uu Sonaliland u...

Daawo” Waan arkaa madaxweynaha xaaladiisa waxaanan ku hanbalyaynayaa in aanu isa soo sharaxin” Cali Guray

Hargyesa(Slpost)-Muj.Cali Guray oo su'aalo door ah ay waydiisay warbaahintu ayaa ka hadlay khilaafka Boobe iyo Cabdirashiid Xasan Mataan, hogaaminta madaxweyne Siilaanyo iyo khilaafka ka...

Daawo:-Puntland Oo Ka Hadashay Khasaaraha Dagaalka Ka Dhaxeeya Al-shabaabta Deegaanada Ka Qabsatay

Garoowe(Slpost)-Ciidaada Puntland ayaa dagaal saacado badan qaatay kala jira kooxda ka tirsan Al-shaab ee deegaanada ka qabsaday, waxaana masuuliyiinta maamulkaasi ay sheegeen in ay...

Daawo:-Badhasaabka Gobalka Awdal Oo Ku Dhawaaqay Xaalad Degdeg Ah Oo Dhanka Abaaraha Ah Kadib Dhiashadii Xoolaha Oo U Gudubtay Dadka

Boorama(Slpost)-Badhasaabka gobalka Awdal ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg ah kadib markii dhimashada xaraadku uu u gudbay laynta dadka, waxaanu kud ahwaaqay in xaalad adag...

Daawo:-Masuuliyiinta Wasaarada Biyaha Oo Lagu Wareejiyay Gaadhi Ka Caawin Doona Arimaha Soo Saarka Biyaha

Hargyesa(SLpost)-Gaadhi wiish ah ayaa lagu wareejiyay masuuliyiint awasaarada biyaha ee SOmaliland, kaas oo loogu talo galay inay ka caawiyaan dhanka ceelasha biyaha iyo so...

Daawo:-Xildhibaan Rayte Oo Dawlada Jabuuti Ku Dhaliilay Dagaalkii Ciidanka Bada Somaliland Ay Ku Soo Qaadeen

Hargeysa(Slpost)-Xildhibaan Rayte ayaa dhaliilay gardarada qaawan ee Jabuuti ay ku soo qaaday ciidanka Somaliland isla markaasna ay ku laysay qaar ka ma mid ah,...

Weftigii Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wefti Ka Socda Dawladda Somaliya Oo Isku Gaadhay Dalka Kuwayt

Hargeysa(Slpost)-Iyadoo uu habeen hore dalka Kuwayt gaadhay Madaxweyne Siilaanyo iyo wefti kooban oo uu hoggaaminayaa, ayaa geesta kale waxa iyaguna halkaas gaadhay wefti uu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img