Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

HOGAAMIYAHII QARINIGA RACCEP TAYYIP ERDOGAN

Raccep Tayyip Erdogan waxa uu ku dhashey xafada Qaasim Baasha ee magalada Istanbuul bishii feburaruy 27, 1954 halkaas oo yaranatiis ku barbaarey kuna Korey. Erdoganwaxa...

Kulan Dib Loogu Eegayay Qaabka Ay U Socoto Diiwaangalinta Codbixintu Oo Madaxtooyada Lagu Qabtay

 Hargeysa(Slpost)-Shir gaar ah oo ku saabsan habka uu u socdo barnaamijka Qaranka ee diiwaangalinta codbixiyaasha oo haatan maraysa Saaxil, Gabilay iyo Hawd, ka dib...

Shaqaale Ka Tirsan Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Xog-haynta Wasiir Cali Mareexaan Oo Xalay Weerar Ku  Qaaday Laba Weriye Oo Ka hawl-gala BULSHO

Hargaisa(Slpost) Habeenimadii Xalay ahayd ayay ahayd markii  Shaqaale Ka tirsan wasaarada hawlaha guud iyo guryaynta somaliland, oo uu ka mid ahaa Xog-haynta Wasiir Cali...

Guddoomiyaha KULMIYE oo Kulan la Yeeshay Wefti ka socda Golaha Deegaanka Tower Hamlets ee Aqoonsaday Somaliland

Hargeysa (Slpost)- Guddoomiyaha, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la yeeshay wefti ka socda dadkii ka shaqeeyey aqoonsigii...

Daawo:-Wakaalada Horumarinta Wadooyinka Oo Ka Hadashay Halaheeda Shaqo iyo Difaaca Ay Ka Gashay Wadada Ceerigaabo

Hargeysa(Slpost)-Maareeyaha haayada wadooyinka Somaliland ayaa ka hadlay waxyaabaha u qabsoomay tan iyo intii laga soo hoos saaray wakaalada madaxtooyada oo la hoos keenay wasaarada...

Daawo:-Pope Francis Oo Bog Cusub Ka Furtay Shabakada Lagu Xidhiidho Ee Instagram

Halkan ka daawo warka Pope Francis oo ka samaystay boqg cusub shabkada xidhiidhak bulshada ee Instagram waxaanu sheegay in uu samayn doono wadoouyin badan...

Daawo:-Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Sacad Oo ka Hadlay Sababta Uu Uga Hadli Waayay Weerarkii Ciidamada Bada Jabuuti

Hargeysa(Slpost)-Wasiirka arimaha dibada Somaliland Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay sababta uu mar hore uga hadli waayay weerarkii ciidanka Jabuuti uu ku soo qaaday...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img