Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Shirkad China Laga Leeyahay Oo Hargeysa Ku Iibisa Qalabka Cadeeda Tamarta Lagaga Dhaliyo

Hargeysa(Slpost)-Shirkad laga leeyahay dalka China ayaa SOmaliland gaar ahaan Hargeysa keentay qalabka cadeeda lagaga dhaliyo tamarta oo dalku uu aad ugu baahan yahay. https://youtu.be/BAvvPaAFB-0

Wariya La Xidhay Kadib Markii Magaca Madaxweynaha Oo Warka Ku Jiray Uu “Mudane” Ka Horreysiin Waayey

Aljeris (SLpost)- Maareeyaha guud ee talefishanka dalka Aljeeriya ee Cannal Algerie Tawfiiq Khalaadi ayaa shaqada ka eryey saxafi caan ku ah warbaahinta oo lagu...

Madaxweynaha Maraykanka Obama Oo Tagay Cuba Oo 55 Sano Madaxweyne Maraykan Ah Aanu Booqan

Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa booqasho taariikhi ah waxay uga bilaabatay magaalada Havana ee dalka Cuba. Cuba(Slpost)-Obama ayaa noqonaya madaxweynihii ugu horreyey ee isagoo xil...

Daawo:-Muuse Biixi Oo Khudbad Ka Jeediyay Furitaanka Khunsuliyada Jabuuti Oo Hargeysa Laga Furay

Hargeysa(SLpost)-Musharaxa xisbiga talada dalka haysa Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay khunsuliyada dalka Jabuuti uu ka furtay magaalada Hargyesa. https://youtu.be/x-7dV7KUFGM

Daawo:-Mulkiilaha Shirkada Dahabshiil Oo Ka Dhaartay Tuhunka Dilkii Saado Cali

Hargeysa(SLpost)-Mulkiilaha shirkada Dahabshiil ayaa magaalada Laasacaanood kaga dhaartay inuu wax lug ah ku lahaa dilkii xildhibaan Saado Cali, waxaana halkaas isku soo horfadhiistay laba...

Daawo:-Ardayda Dugsiyada Nuura Diin Oo Lacag Ku Wareejiyay Gudida Abaaraha

Hargeysa(Slpost)-Ardayda dugsiyada Nuuradiin ayaa gudida abaaraha gaadhsiiyay dhaqaale ay u ururiyeen dadka abaaraha dalka ku dhuftay ku halakoobay. https://youtu.be/Puqm-Y8Ta2w

Daawo:-Reer Burco Oo Ku Wareejiyay Gabiilay Deeq Abaaraha Lagaga Taageeray

Gabiilay(Slpost)-Maamulka degmada Gabiilay ayaa la soo gaadhsiiyay deeq ka timi ganacsatada iyo shacbiga reer Burco oo lagaga taageerayay dadka abaaruhu ay ku dhaceen deegaanada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img