XAASHA EE REER DJIBOUTI ISMA CAAYI KARNO
Somaliland iyo Djibouti cay iyo aflagaado toona Kama dhaxayn karto. Dadka jaarka ahi waxay isku leeyihiin ixtiraam xad dhaaf ah iyo is xaq dhowrid...
Puntland Oo Shaacisay Inay Ka Dishay AL-shabaab 167 Ka Mid Ah Ciidankeedii Soo Weeraray
Garoowe(Slpost)-Puntland ayaa sheegtay inay dileen 167 ka mid ah maleeshiyadii ka soo degtay xeebaha ee ka tirsanaa ururka Al-Shabaab, kuwaas oo la dagaalamay ciidamada...
Obama oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Cuba Qirayna Gabiga Weyn Ee Labadaas Dal u Dhaxeeya
Havana(Slpost)-Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa maanta qiray taariikhda adag ee u dhaxeysa Mareykanka iyo Cuba, hase yeeshee waxa uu farriin nabadeed u yaboohay dadka...
Beljamka oo raadinaya nin ku lug lahaa weeraradii Brussels
Beljamka(Slpost)-Booliska dalka Beljamka ayaa baadi goobaya nin loo doon-doonayo qaraxyadii Talaadadii ka dhacay magaalada Brussels ee xarunta dalka Beljamka. Ninkaasi ayaa sawirkiisa waxaa laga arkay...
Tobaneeye Qof Oo Is Qarxin Lahaa Oo Lagu Qabtay Turkiga Xili Dalkaas Ay Hadheeyeen Qaraxyo
Turkiga(Slpost)-Warbaahinta dalka Turkiga ayaa sheegaysa in xoogagga ammaanka ee dalkaasi ay qabteen 10 nin oo ka tirsan kooxda khilaafada Islaamka, oo isku dayayay in...
Daawo:-Gobalka Sool Oo Xukuumada Somaliland Ay Ka Bilawday Biyo Dhaamis
Sool(Slpost)-Xukuumada Somaliland ayaa ka bilawday gobalka Sool biyo dhaamin kadib markii deegaano badan oo gobalkaas ka tirsan, waxaana haatan ay xukuumadu bilawday inay deegaano...
Daawo:-“Haayadaha Qaramada Midoobay Somaliland Way La Shaqeeyaan Laakiin Dawlada Somaliya Lama Shaqeeyaan” Wasiirka Warfaafinta Somaliya
Muqdisho(Slpost)-Wasiirka warfaafinta Somaliya Maareeye ayaa uga cawday meel fagaare ah haayadaha qaramada midoobay, waxaana goobtan fadhiyay madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh, waxaanu wasiirkani sheegay in...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

