Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Obama oo la Kulmay Madaxweynaha Argentine

Argentine(SLpost)-Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa la kulmay madaxweynaha Argentine Mauricio Macri, kaas oo taageersan suuqyada xorta ah. Obama, ayaa gaaray magaalada Buenos Aires Arbacadii shalay,...

Maxkamadda Hargeysa Oo Wasaaradda Daakhiliga U Diiday In Waaran Loo Jaro Laba Saxafi

Hargeysa(Slpost)-Maxkamadda gobalka Maroodi-jeex ayaa wasaaradda arrimaha gudaha ka diiday in waaran qabasho ah loo jaro guddoomiyaha iyo tifaftiraha wargeyska Hubaal Maxamed Axmed Jaamac (Calooley)...

Yaman Oo Xoogaga Ku Dagaalmayaa Ay Hirgalinayaan Xabad Joojin

Yaman(Slpost)-Qaramada Midoobay ayaa sheegeysa in dhinacyada isku haya Yemen ay ogalaadeen xabbad joojin billaabaneysa 10-ka bisha April. Wadaladala nabdeed ayaa la qorsheynayaa in ay ku...

Sudan oo lagu eedeeyay tacaddiyo ka dhan ah dumarka

Sudan(Slpost)-Hay’adda Xaquuqul Insaanka ee Human Rights Watch ayaa ku eedeysay ciidamada ammaanka ee dalka Suudaan in ay ku keceen tacaddiyo dhanka galmada ah, hanjabaad...

Safiirka Ingiriiska U Qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Oo Madaxweyne Siilaanyo Qaabilay

Hargeysa(SLPost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa caawa xafiiskiisa kula kulmay, safiirka Ingiriiska u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Ambassador Ms. Harriet Mathews, oo...

Daawo:-Hargeysa Dusheeda Oo Gaajo iyo Haraad Loogu Dhintay iyo Dhibaatada Abaarta Oo Dalka Wada Saamaysay

Hargyesa(Slpost)-Duleedka magaalada Hargyesa ayaa lagaga soo warmayaa inay dadkii ku noolaa xoolihii ka dhamaadeen kadib abaarta dabada dheeraatay, waxaana halkaas ku dhinay xoolo badan...

Maydadka Dad La Dilay Wakhtigii Midabkala Sooca Oo Koonfur Afrika La Soo Faqay

Wasaaradda garsoorka ee waddanka South Africa waxay ku dhawaaqday in haraaga lafihii 83 maxaabiis siyaasadeed ahaa la soo qufayo. Dhammaan dadkaas waxaa la dilay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img