Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Suldaan Dhawal Oo Ugu Baaqay Xisbiyadu Inay Joojiyaan Ollolaha Oo Ay Dadka Abaaraysan Taageeraan

Boorama(SLpost)-Suldaan Dhawal ayaa xisbiyada dalka ugu baaqay inay wakhtigan joojiyaan ollolaha isla markaasana ay dadka abaaraysan gaadhsiiyaan gargaar, waxaanu sida oo kale xukuumada u...

Daawo:-Xildhibaano ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Laasacaanood U Gaadhay Sababo La Xidhiidha Saami Qaybsiga Golaha Wakiilada Ee Gobalada Dalka

Sool(Slpost)-Xildhibaano ka tirsan golaha wakiilada ee Somaliland ayaa gaadhay Laasacaanood waxaanay halkaas ka wadaan arimo la xidhiidha xildhibaanada golaah wakiilada iyo xeerkii lagu soo...

Daawo” Lacagta laysku tusaayo ee la leeyahay ka soo kacaay dadkeena ayaa u baahan in biyo loo siiyo…” Faysal Cali Waraabe Oo Burco Gaadhay

Burco(Slpost)-Gufoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Faysal CalI Waraabe ayaa gaadhay xarunta gobalka Togdheer ee Burco halkaas oo uu kala kulmay soo dhawayn diiran,...

Daawo”Jaamacadaha Qaarbuu Daadku Qaadi Doonaa” Wasiirka Waxbarashada Habane

Hargyesa(Slpost)Wasiirka wasaarada waxbarashada Cabdilaahi Habane ayaa sheegay in jaamacadaha dalku ay tayada ku tartami doonaan isla maraasna qaar badan uu daadku qaadi doono. https://youtu.be/SJmCLwiC9qw

Daawo:-Arday Jaamacadeed oo Adeeg Caafimaad Oo Bilaash Ah U Fidiyay Dadka Abaaruhu Saameeyeen Ee Reer Guuraaga Ah

Ceerigaabo(Slpost)-Ardayda jaamacada Sanaag ayaa ugu baxay miiga gobalkaas dadka abaaruhu ay saameeyeen iyada oo ay u fidiyeen adeegyo caafimaad oo lacag la'aan ah. https://youtu.be/VdZn9cz5tUM

Daawo:-Itoobiya Oo Awooda Saartay Isticmaalka Biyaha Wabiga Shabeele iyo Biyo Yaraanta Soomaalida Soo Waajihidoonta

Hargeysa(Slkpost)-Dawlada Itoobiya ayaa xooga haatan saartay inay weeciso biyaha wabiga Shabeele isla markaasna ay uga faaidayso beeraheeda, waxaana haatan muuqata inuu saamayn xoog leh...

DAAWO MADAXWAYNAHA GALMUDUG OO SOO GAADHAY MAGAALADA GAALKACAYO OO SIDEEDA U AH MEEL XAASAASI AH

Gaalkacayo(Slpost)-Madaxweynaha maamulgobaleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa soo gaadhay magaalada Gaalkacayo, waxaanu booqday xarumaha dawlada, magaaladaas ayaa ah mid laba maamul ka taliyaan oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img