Daawo:-Komishanka Doorashooyinka Oo Anshax Xumo Ku Sifeeyay Xisbiyada Qaranka Oo Ollole Galay
Hargeysa(Slpost)-Komishanka doorasooyinka qaranka ayaa ku eedeeyay xisbiyada dalka inay muujiyeen anshax xumo isla markaasna aya diiwaangalinti uga faaidaysteen ollole, waxa ay ka dalbadeen inay...
“Qoraalka ka soo baxay xafiiska garabka gudoomiyaha wuxuu muujinaysaa fashilka hogaamineed ee Muuse Biixi ” Garabka Isbahaysiga Kulmiye Oo Ka Haday Qoroolkii Afhayeenka Xisbigaasi...
Hargyesa(Slpost)-Isbahaysiga xisbiga Kulmiya ee ka soo horjeeda garabka Muuse Biixi ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay qoraalkii dhawaan uu soo saaray xisbiga Kulmiye afhayeenkiisu...
Daawo:-Abaaraha Somaliland Ka jira iyo Sidii Loola Tacaali Lahaa Aqoonyahan Abdi Sharmarke
Hargeysa(Slpost)-Wil dhalinyaro ah oo aqoon leh ayaa xukuumada talooyin wax ku ool ah ka siiyay qaabkii loola tacaali lahaa abaaraha dalka naafeeyay. https://youtu.be/nGZBD3I-vbc
FAALO KU SAABSAN MD.JAMAAL CALI XUSEEN IYO XISBIGA UCID
Waxaan Qalinka u qaatay intii karaan kayga ah , in aan qoraal idiinku soo gudbiyo, fikirka iyo dareenka aan isleeyahay Dad-waynahu waxa ka qabaan...
Qiimaha Wakhtigaagu Waa Qiimaha Nolashaada!
Maxaad u nooshahay? Halkeed ku socotaa? Waa maxay micnaha Nolol? Maxaad ku soo kordhin kartaa aduunyada ama bay ada aad ku nooshahay? Qof walba wuu...
WAX KA OGOW FAA’IIDOOYINKA IN BIYAHA LAGU SHUBO {CHLORINE }
Waxaan maanta dooneya inaan maqaalakaygan aan kaga hadlo dhibaatada caafimaad ee ay leedahay marka biyaha bina aadamka iyo xooluhuba ay cabaan lagu dari waayo...
MA HUBSADE WAA ADOO KALE!
Sabtidii toddobaadkan ee habeenimadii Axadda, ayaa waxan daawaday barnaamij wareysi ahaa oo TV-ga la yidhaa KALSAN uu la yeeshay Muuse Faarax Jaambiir oo ah...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

