Daawo:-Madaxweyne Siilaanyo oo Boqorada Imaaraadka Uga Mahdnaqay Sida Ay Abaaraha Somaliland Uga Caawiyeen
Hargyesa(Slpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa uga mahadnaqay boqrada, xukuumada iyo shacabiga dalka Imaaraadka sida diiran ee ay u garab istaageen dadka ku tabaaloobay abaaraha...
Puntland Oo Soo Bandhigta Sawirada Dadkii Ugu Waaweynaa Maxaabiista Ay Dagaalkii Al-shabaab Ku Qbteen iyo Wali Caruurta iyo Dadka Laga Tirada Badan Yahay Oo...
Boosaaso(Slpost)-Muumulgobaleedka Somaliya ee Puntland ayaa mar kale soo bandhigay qaybka mid ah dadkii ay maxaabiis ahaanta uga qabteen ururka Al-shabaab ee dhawaan weerarka ku...
Daawo” Hadii aad ka shakido TB tag xarunta kuugu dhaw lacag la’aan ayaa lagugu baadhayaa” Wasiirka Caafimaadka Xaglatoosiye
Hargyesa(Slpost)-Waxa hargeysa lagu qabtay maalinta qaaxada aduunka, xukan oo ah sidii looga wacyigalin lahaa dadka aduunka xanuunak TB iyo dhibaatoouinkiisa, waxaana halkaas ka qaybgaay...
War Deg Deg Ah Afar Qof Oo Xaalada Abaaraha Ugu Dhintay Deegaanada Banka Geriyaad ee Goblka Selel
Selel(Slpost)-Xaalada Abaaraha ee dalka ayaa aad u sii xumaanaysa waxaana haatan lagu soo warmayaa in abaaraha ay ugu dhinteen afar qof banka geiyaad isla...
Daawo:-Danyar Laga Raraayo Dhulkii Ay Deganaayeen Oo Maayarka Canbaareeyay Kuna Baaqay In Laga Noqdo Go’aankaas
Hargeysa(Slpost)-Dad danyar ah oo laga raraayay dhul ay ka deganaayeen magaalada Hargeysa oo loogu yeedho Siingasiingaha ayaa casho xoogan ka muujiyay maayarka iyo qorshe...
Socdaalada Xasan Sheekh Ee Imaaraadka Iyo Dagaaladiisa Diblomaasiyadeed Ee Somaliland
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dalka Imaaraadka Carabta ku jooga safar, waxaanu la kulmay qaar ka mid ah madaxda mandaqada Imaaraadka Carabta, iyagoo...
Daawo:-Gudida Abaaraha Ee Dalka Oo Ka Qayliyay Xaalada Sii Xumaanaysa Ee Dadka Abaaraysan Baaqna Siidaayay
Hargyesa(Slpost)-Gudida abaaraha dalka ayaa ku dhawaaqday inay xaalda dadka abaaruhu ay saameeyeen ay ka sii drayso waxaanay ugu baaqeen shacbiga Somaliland taakulaynta dadkaas ...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

