BALAN-QAADKII EEBBE LALA GALAY EE LA CAASIYAY!!
Halgankii dheeraa ee ay shacabka reer Somaliland la galeen xooggii iyo awooddii Taliskii kelidii-taliyihii arxanka darnaa, ee gumaadka shacabka reer Somaliland waysada u biyaystay,waxaynu...
Dood Adag oo Ka Dhalatay Dalka Switzerland Arday Mulim Ah Oo Diiday Inay Salaamaan Macalimiintooda
Switzerland (SLpost)-Xukuumadda Switzerland ayaa dhaleecaysay iskuul u oggolaaday arday Muslimiin ah in aanay salaamin macallimiinta dumarka ah. Labo arday oo Muslimiin ah oo dhigtay iskuulkan,...
Toddoba Shay Oo Haddii Aad Caadaysato Samayntooda Kor U Qaadaya Awooddaada Maskaxeed
Hargeysa (SLpost)- In qofku uu dhiso quwaddiisa maskaxeed iyo garashadiisu waxa ay fure u noqon kartaa in uu ka guulaysto caqadaha iyo taakooyinka nolosha...
Kudhawaad Labaatan Qof Oo Caruur U Badan Ayaa Daadad Ay Ku Laayeen Jigjiga
Hargeysa(Slpost)-Magaalada jigjiga ee xarunta u ah Dawladda Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa laga soo sheegaya in daadad ku dhuftay ay dad ku laayeen. Daadadka ayaa la...
Daawo Boorame Madaxwaynaha Somaliland Oo Booqday Xeryaha Dadkii Abaaraha Kasoo Barakacay
Hargeysa(Slpost)-Madaxweyne Siilaanyo ayaa gaadhay xeryaha dadka abaarhu ay so barakiciyeen ee gobalka Awdal kuwaas oo uu gaadhsiiyay cuno biyo iyo waxyaabo kale. https://youtu.be/atFmt9uP94Y
Daawo:-Muranka Ucid Oo Cirka Isku Shareeray iyo Cali Guray Garabka Faysal uu Shaaciyay In Xilkii Laga Qaaday
Hargeysa(Slpost)-War qoraal ah oo ay soo saareen gudi lagu sheegay ta anshaxa iyo ta fulinta ayaa lagu shaaciyay in Cli Guray dibada laga dhigay...
War Deg Deg Ah Hargeysa Oo Hada Uu Helay Roob Ay Ku Qabawsataa
Hargeysa(Slpost)-Roob lagu qabowsaday ayaa ka da'aya magaalada Hargeysa iyada oo maalmihiii ugu danbeeyay magaaladu ay ku jirtay kulayal xad dhaaf ah oo heerkiisu uu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

