Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Aabe Wiilkiisa Ay Boolisku Toogteen Oo Cadho Daran Muujiyay Xukuumada Hanabaad U Diray

Wajaale(Slpost)-Wiil la sheegay in isaga oo watay gaadhi ay toogteen ciidanka booliska ayaa aabihii cadho daran ka muujiyay in aan xukuumadu wiilkaas daw marin. https://youtu.be/R6wrUpuoMM4

Daawo:-Xildhibaan Ka Mid Ah Kuwa Somaliya Oo Dil Ka Badbaaday Iyo Ilaaladiisii Oo La’laayay

Muqdisho(Slpost)-Xildhibaan ka mid ah kuwa SOmaliya ayaa ka badbaaday isku day dil waxaana rasaas ooda lagaga qaaday ku nafwaayay ilaaladiisii, xildhibaanka ayaa haatan badqaba. https://youtu.be/JtzBLBfU5g0

Daawo:-Barnaamijkii Baadisooc iyo Faaqidaada Halkudhigyada Soomaalida

Uk(SLpost)-Halkan ka daawo barnaamijkii baadishooc oo uu nala socodsiiyo qoraa Maxamed Baashe Xaaji Xasan kaas oo lagu falanqeeyo halkudhigyada iyo maahmaahyaha Soomaalida. https://youtu.be/oV5qTGtwZwI

Daawo:-Abwaan Dacar oo ka sheekeeyay Qiso ka yaabisay

Hargeysa(SLpost)-Abawaan Dacar ayaa ka hadlay waxyaabaha ka yaabiyay ee haatan ka horyi dhaqanka Soomaalida iyo waliba sida qoraaga iyo bulshaduba ay yihiin kuwo aan...

WAA MAXAY SIYAASADA DHAQAN DHAQAALE EE HORU MARINTA DALKA

Hor u dhac Dawlad kasta waxay leedahay siyaasado kala duwan oo ay ku hor u mariso wadankeeda iyo dadkeedaba ayna wax ugu dhimin dawladaha kale...

DA’YE YAA DUWI? W/Q. XUSEEN-MAHDI XASAN XUSEEN

Duruufta iyo dhibku waa duruus dadka soo marta, taas oo ah mid baraysa sidii dhiggeeda looga gaashaaman lahaa. Baahidu waa mid mar walba jirta, bal...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img