Madaxweynaha Jabuuti Oo Dawladiisu Shaacisay Markii Afaraad Inuu Ku Guulaystay Inuu Madaxweyne Noqdo iyo Mucaaradka Oo Qaadacay
Jabuuti(SLpost)-Dowladda Jabuuti ayaa waxa ay sheegaysaa in markii afraad dib loo soo doortay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle. Ra’iisul wasaare Cabdulqaadir Kaamil Maxamed ayaa ka sheegay...
Qabyaaladda Ma Laga Gudbi Karaa? Xamda Maxamed Xuseen Cigaal
Waayadan danbe qabyaaladdu waxa ay noqotay, wax uu maqalkeedu dhagaheenna ka batay, waxa keli ah ee aynu kaga dareen celinnaa na uu yahay hiif...
Malabku Waxa Uu Daweeyaa Nabarrada Caabuqu Galo Ee Bogsan Waaya, Waxa Aanu Ka Hortegi kara Indho Beelka
London (SLpost)- Xeeldheerayaal caafimaad oo ka tirsan jaamacadda Manchester ee dalka Ingiriiska ayaa sheegay in malabku uu dawo dhaqameed taariikhiya ahaa muddo aad u...
Gabay Baroor-Diiq Ah: Jimcadu Galbaday Waxa Curiyay Abwaan Sacad Axmed Xasan
Gabaygan oo uu curiyed Abwaan Sacad Axmed Xasan-roodhiile wuxuu ugu baroordiiqayaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid walaalkii ama inaadeerkii Marxuum Cumar Cabdi Xasan (cumar-saalax) oo lagu aasay Magaaladda hayderban...
Daawo:-Wafti Ka Socda Dalalka Carabta iyo Mid Ka Mid Ah Xildhibaanada Ingiriiska Oo Arinta Abaaraha Dalka U Soo Gaadhay
Hargyesa(Spost)-Waftigan balaadhan oo ka coday dalalka Islaamka iyo xildhibaan Ingiriis ah ayaa soo gaadhay Somaliland iyaga oo soo indha indhaynaaya arimaha abaaraha oo haatan...
Suuriya Oo Sii Daysay Nin Lagu Maransan Yahay Shaqadiisa Oo Maraykan Ah Sadex Sano Kadib
Suuriya(Slpost)-Wasaaradda Cadaaladda Mareykanka ayaa sheegaysa in dowladda Suuriya ay siidaysay muwaadin Mareykan ah oo la qabtay lana xiray isagoo galaya dalkaasi. Wararka ayaa sheegaya in...
Daawo:-Dila Oo Xukuumaddu U Balanqaaday Inay U Samayn Doonto Moos Ka Difaaca Biyaha Dadadka
Dils(Slpost)-Xukuumada Somaliland ayaa booqatay magaalada Dila oo dhawaan daada ku soo rogmadeen isla markaasna halkeeyeen nafaha daka ku dhaqan magaaladaas, waxaanay xukuumada u bhanqaaday...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

