Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Riigag Fadhiistay Oo Wasaarada Biyaha Somaliland Ay Dib Uga Shaqaysiisay Gobalka Sanaag

Sanaag(Slpost)-Waxa gobalka Sanaag dib looga shaqaysiiyay riigaga fadhiistay kuwaas oo marka hore ay ku xidhanaayeen dad iyo duunyo badan, inkasta oo haatan roobabkii...

Daawo”Maaweelo ma bogsiiso meel bugta” Boobe Yuusuf Ducaale

Hargeysa(Slpost)-Boobe Yuusuf Ducaale ayaa dawlada Somaliya ku dhaliilay qaabka ay u adeegsato eryga Soomaaliyeed oo ay wax kasta ku daraan. https://youtu.be/WRRmpzNb_SQ

Xusuustii Madoobeyd

Goortu waa fiid aan iskaga dhex jiro nolol maalmeed kaygii caadiga ahaa, anoo aan dhaadaneyn baa taar laysoo direy, dabadeed si baraad la,aan ah...

Wasiir Ka Tirsan Dawladda Jarmalka Oo Safar Uu Ku Iman Lahaa Hargeysa U Baajiyay Xidhiidh La’aanta Xukuumada

Hargeysa(Geeska)-Wasiirka dawladda Jarmalka u qaabilsan horumarinta iyo iskaashiga caalamiga ah Dr. Gerd Muller, ayaa baajiyay safar uu toddobaadkan ina dhaafay ku iman lahaa caasimadda...

Xasan Ciise Jaamac Oo Sheegay In Haatuf Iyo Xaqsoor Lagu Qaaday Colaad Hore Oo Ah Wakhtigii SNM

Hargeysa(SLpost)-Siyaasiga caanka ah Mujaahid Xasan Ciise Jaamac, oo ah madaxweyne-xigeenkii u horeeyay ee Somaliland iyo guddoomiyaha urur siyaasdeedkii Xaqsoor, ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Madaxweynaha Jabuuti Geele Ku Hanbalyeeyay Guusha Doorashada

Hargeysa(Slpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu dhambaal hambalyo ah u dirayaa shacbiga iyo dawladda jabuuti, doorashada sida nabadgelyada ah uga qabsoontay dalkaasi...

Daawo:-Argagaxa Wajiyadooda Ka Muuqda Ragii Loo Haystay Dilkii Wariye HINDIYA

Muqdishp(Slpost)-Labadan ruux oo ka tirsanaa ururka Al-shbaab ayaa dil lagu fuliyay kadib markii maxkamada la horgeeyay, waxaana wajiyadooda dabooshay cabsi aad u xoog badan. https://youtu.be/ys6jp0JxnFc

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img