Daawo:- Xisbiga Waddani Oo Canbaareeyay Xadhiga Wargeysaka Haatuf iyo Maaxweynahana Baaq U Diray
Hargyesa(Slpost)-Xisbiga Waddani ayaa canbaareeyay xadhiga wargeysa Haaruf oo haatan dhawr sano u xidhnaa xukuumada SOmaliland, waxaanu madaxweynaha ugu baaqay inuu wakhtigan sii daayo wargeyskaasi. https://youtu.be/qDC94NAyBlg
Daawo:-Ganacsade Soomaaliyeed Oo 24 Saac Lagaga Soo Saaray Dalka Imaaraadka iyo Dhibaatada Ganacsigiisii Soo Waajahday
Muqdisho(Slpost)-Ganacsade Soomaaliyeed ayaa sheegay inay dhibaato xoogani ka soo gaadhay kadib markii dalka imaaraadka carabta oo uu ka shaqaysanaayay laga soo saaray isla...
Daawo”Waxaan gutay waajibkaygii muwaadinimo, waan soo codeeyay oo anigaa isku codeeyay” Madaxweynaha Jabuuti Ismacil Cumar Geele
Jsbuuti(Slpost)-Madaxweynaha Jbuuti Geele ayaa ka hadlay goobtii uu ka codeeyay doorashada dalka Jabuuti oo maanta dhacday waxaanu ku kaftamay inu isku soo codeeyay, https://youtu.be/qwZo9PpyvSM
Daaw”Tani waxay muujinaysaa tartanka aynu kula jirno dekedaha kale” Madaxweyne Ku Xigeenk Somaliland Saylici
Berbera(Slpost)-Madaxweyne ku xigeenka SOmaliland Saylici ayaa kormeeray goobo muhiim ah oo lagu kordhinaayo dekeda Berbera, kuwaas oo haatan ay ka socoto shaqadii isla...
Daawo:-Mucaaradka Jabuuti Oo Doorashada Ka Cabanaaya iyo Waxyabaha Ay Ka Hadleen
Jabuuti(Slpost)-Mucaaradka dalka Jabuuti ayaa ka cabaanaya doorashada dalkaas iyaga oos ehegay in aan laysku haayn karayn doorashada dalkaas. https://youtu.be/KTOMPgbeVhk
Daawo:Safiirada Ethiopia Iyo Ruushka Ee Jabuuti Oo Ka Hadlay Doorashada Jabuuti
Jabuuti(Slposr)Maanta ayaa loo dareray doorashooynka dalka Jabuutikuwaas oo lagu soo dooan doono madaxweynhii hogaamin lahaa dalkaas https://youtu.be/7RGNWKZ6i9E
Daawo:-Gobalka Saaxil Cibitaalka, Saldhiga Dhaxe iyo Mandheera Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiiyay
Berbera(Slpost)-Waxa raashin mucaarino ah la gaadhsiiyay cisbitaalka,saldhiga dhaxe iyo xabsiga Mandheera kuwaas oo ay gaadhsiiyeen gudida abaarahu. https://youtu.be/cN4KW-JtYQY
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

