Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Brazil Oo Xilka Laga Tuurayo iyo Xaalada Siyaasadeed Oo Murugsan

Brazil (SLpost)-Guddi ka tirsan congress-ka Brazil ayaa ku taliyay in xilka laga qaado madaxweynaha dalkaasi Dilma Rousseff, ayada oo baarlamaanka waddankaasi uu todobaadka soo...

FAAIDOOYINKA BEED KA LAGA HELO

Beed ama (ukun) sidaad utaqaanaba wa xaa dhala ama laga helaa xayawanada nooca looyaqaano shinbiraha noocyadooda kala duwan iyo qaybo kamidaa xamaratada sida yaxaaska...

LABA DARANLEY (MAANSO)

LABA DARANLEY (Maanso) Waxaad ku duceysateen, Wuxuu geystaa ka daran, Waxaa ka duceysateen. Intuu daad qaaday shalay, Ayaa dar Allee ka badan, Abaartu intay dishee, Miyaan la dareensanayn. Weliba aan kuugu daro, Dorraad...

“HADII DADKA TAMARTA AFKA LAGA GALIYEY MASKAXDA LAGA GALIN LAHA WAX BADAN BAY QABSAN LAHAAYEEN”

Dadkii waxa ku dhacay tamar darro awooded oo ah xagii wax qabadka,inay iyagu wax taran sadaan waxay ka jecel yihiin haayad iyo urur bulshed...

Daawo:-Xasan Xanafi Oo Intaan Dilka Lagu Fulin Warbaahinta La Hadlay Dareenkiisana Cabdiray

Muqdisho(SLpost)-Xasan Xanafi oo ahaa madaxii AL-shabaab u qaabilsanaa warbaahinta iyo waliba khaarajinta wariyayaasha ayaa ka hadlay dareenkiisa ka hor intii aan la dilin https://youtu.be/kES_BNeAEHE

Daawo:- Seerayaal Xoolaha Laga Ootay Oo Deegaanada Oodweyne Lagu Baabi’iyay

Oodweyne(SLpost)-Gobalka Daadmadheedh ayaa maalmihii ugu danbaayay laga waday ollole balaadhan oo meesha lagaga saarayo dhulka layka ootay iyo dhuxusha sharcidarada ah. https://youtu.be/svynTvNC56o

Masar: Wasiir lagu xukumay 10 sano

Maxkamad dalka Masar ayaa ku xukuntay wasiirkii hore ee beeraha ee Masar Salah Helal iyo kalkaaliyihiisa toban sano oo xadhig ah, kadib markii lagu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img