Ceelasha Biyaha Shiinaha Oo Dhamaantood Lagu Tilmaamay Kuow Wasakhoobay
Shiinaha(Slpost)-Baaritaan lagu sameeyay biyaha Shiinaha, ayaa lagu helay in in ka badan siddeetan boqolkiiba biyaha ceelasha inaysan nadiif ahayn oo aan la cabi karin...
Daawo:-Kulan Dhexmaray Bahda Cadaalada Iyo Dawlada Hoose Ee Hargaysa iyo Maxkamadaha Oo Doonaya Inay Beegsadaan Dadka Dawladaha Hoose Ka Sameeya Wax Isdaba Marinta
Hargeysa(Slpost)-Bahda cadaalada iyo dawlada hoose ee Hargeysa ayaa kulan ka yeeshay sidii labada dhinac ay uga wada shaqayn lahaayeen arimaha cadaalada https://youtu.be/QsSlUQHG4kA
Somaliland
Beesha Caalamka Oo Ka Walaacsan Dib U Dhac Ku Yimaada Doorashooyinka Somaliland Iyo Muddo Kordhin Mar Labaad Loo Sameeyo Madaxweyne Siilaanyo
Hargeysa(SLpost)-Wadamada beesha caalamka ee taageera nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland ee maalgeliya doorashooyinka iyo diiwaangelinta Somaliland, ayaa aad uga walaacsan dib u dhac ku yimaada...
Daawo:-Golaha Wakiilada Oo Sheegay Inay Lacag Badan Kaga Qaybqaateen Abaaraha Dalka
Hargeysa(Slpost)-Golaha Wakiilada Somaliland ayaa sheegay inay kaga qaybqaateen abaaraha dalka lacag qaadhaan ah oo aad u badan. https://youtu.be/9MQSetNzvTM
Daawo:-Somaliya Oo Qaadka Cashuur Ku Kordhisay Si Loo Joojiyo Ugu Danbaynta iyo Dad Ka Mudaharaaday
Muqdisho(Slpost)-Dawlada Somaliya ayaa bilaabaysa inay qaadka ka joojiso dalka waxaanay haatan qaaday talaabo taas oo ah in cashuurta lagu kordhiyay. https://youtu.be/zoeGb1FdRwQ
Daawo:-Madaxweyne Siilaanyo Oo Dalacsiiyay Laba Askari Oo Dad Rayid Ah Dilla Daadad Kaga Badbaadiyay
Hargeysa(Slpost)-Labadan askari ayaa mid walba la siiyay xidhig kadib markii midkood uu u huray naftiisa dad rayid ah oo daad ay ku qaadeen magaalada...
Daawo:-Ceelbiyood Laba Caruur Ah Ku Liqay Magaalada Hargeysa
Hargeysa(Slpost)-Ceelbiyood ku yaala Hargeysa ayaa liqay laba caruur ah mid ka hore labada caruur ah ayaa ceelka ku dhacay kadiba waxa is badbaado haan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

