Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Dayactir ku Socda Waddooyinka Muqdisho

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, ayaa waxaa maalmihii ugu dambeeyay ka socday dhismooyinka qaar ka mid ah jidadka magaalada oo lagu dhisayo lacago uu...

TARTANKA IYO JIBBADA WADDO SAMAYSIGA AYNU KU BADALNO TARTANKA BIYO XIDHEENADA

Waxaa hubaala in Dadku hadba dhinacii loo jaheeyo ay ku jahaysmayaan ,Bini'aadmuguna sidiisaba waxa uu wax ka qabtaa Tartanka iyo Ficil tanka, taas waxaa...

Daawo:-Madaxweyne Geelle oo Casuumay Bahda Waxbarashada

Jabuuti(Slpost)-Madaxweynaha Jabuuti Ismaacil Cumar geele ayaa casuumay wahda waxbarashda eed alkaas kadib markii uu ku guulaystay doorashada dalkas. https://youtu.be/U38ovHwlZSc

Barcelona oo ka hartay horyaalka Yurub

EU(SLpost)Kooxda Barcelona ayaa guuldarro xanuun badan kala kulantay horyaalka Yurub, ka dib markii ay 2-0 ku reebtay kooxda ay Spain kawada dhisan yihiin ee...

GIDAARKA QOLKAYGA QUMAC BAA KUJIRA

Sanadku waa sagaashamaadkii dalka ayaa lagu soo noqday inakstoo aanay jirinba kaabayaasha dhaqaalaha iyo aas aaska nolosha oo ay kamid yihiin biyo nadiifa,laydh lashito,...

Jarmalka: Siyaasi doonaya in Jarmal lagu hadlo masaajidada

Masuul sare oo ka tirsan siyaasiyiinta Jarmalka ayaa ku baaqay in masaajidada laga isticmaalo luuqada Jarmalka, iyo in la joojiyo lacagta uga imaanaysa Turkiga...

Daawo:-Wasiirka Waxbarashada iyo Maamulka Dawlada Hoose Ee Berbera Oo ka Wadahadlay Maamul Daadajinta Waxbarashda

Berbera(Slpost)-Maayarka Berbera Cabdishakuur Cidin iyo wasiirka waxbarashada Cabdilaahi Habane ayaa ka wadahadlaay halka ay haatan marayso maauldaadajinta waxbarashada Berbera. https://youtu.be/1wBHdDRpiyA

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img