Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Guddida Abaaraha Ee Dalka Oo Raashin Gaadhsiiyay Bargiga Dalka Xili Raadadka Abaarhu Ay Wali Sii Jiraan

Burco(Slpost)-Gudida abaaraha ee dalka ayaa haatan raashin gaadhsiiyay magaalada Burco iyo degaano u dhaw xili ay dadka ka sii muuqdaan dhibaatooyin xoogan oo ay...

Daawo:-Dooxa Dacarbudhuq Oo Bilaabay Shaqadiisii iyo Isku Socodka Gaadiidka Hargeysa iyo Berbera Oo uu Xaly Joojiyay

Hargeysa(Slpost)-Dooxa Dacarbudhuq oo lagu xasuusto dhibaatooyuinkiisa xoogan ee uu gaysto wakhtiyada uu roobku jiro ayaa haatan bilaabay shaqadii uu sida sanadlaha ahaa u hayay,...

MANHAJ WAXBARASHO OO TAYO LEH AYAA SOO SAARI KARA ARDAY TAYO LEH

Bismilaahi Raxmaani Raxiim, waxaan salaamayaa dhammaan akhristayaasha sharafta leh, salaan ka bacdi. Laga bilaabo sannadii 1993 oo ah intii aan ku garaadsaday jiritaanka Qaranka...

Daawo:- Filimka Deegaanka Ee Sooraan Iyo Jawaan Oo Aad U Qosolbadan

Hargeysa(Slpost)-Halkna ka daawo filim xiiso badan oo ay sooraan iyo jawaan ka sameeyeen deegaanka kaas oo dhawaan ay mataleen https://youtu.be/dAIRjrE0lAA

Daawo:-Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Faragalinta Somaliya Ay Ku Wado Somaliland

Hargyesa(Slpost)-Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa ka hadlay faragalinta ay Somaliya ku wado Somaliland, waxaanay xuseen in aan salaadiinta dalka marna looga baqayn inay...

Daawo:-Sheekh Aadan Siiro Ka Hadlay Dad Itoobiyaan Ah Oo Lagu Soo Daabulayo Somaliland

Hargyesa(Slpost)-Sheekh Aadan siiro ayaa ka haday dad Itoobiyaan ah oo doonaya sida uu sheegay inay la wareegaan dalka, waxaanu qayla dhaan u diray shacbiga. https://youtu.be/7cvP6tVzBeU

Erdogan Oo Dhoolla Tus Xirfaddiisa Kubadda Cagta Ka Sameeyey Garoon Casri Ah Oo Uu Dalkiisa Ka Furayey

Ankara (SLpost))- Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan ayaa soo bandhigay, xirfaddiisa kubadda cagta mar uu horraantii toddobaadkan xadhiga ka jarayey garoon kubadeed casriya...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img