HomeDawlada Sucuudiga Oo Sheegtay Inay Madaxweynah Malaysiya Siisay Lacagta Lagu Eedeeyay Inuu...

Dawlada Sucuudiga Oo Sheegtay Inay Madaxweynah Malaysiya Siisay Lacagta Lagu Eedeeyay Inuu Musuqay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Malaysia (Slpost)-Wasiirka arrimaha dibadda ee Sacuudiga, ayaa sheegay in lacagta laga helay xisaabta bangiga khaaska u ah Ra’iisul Wasaaraha Malaysia Najib Razak, in ay tahay deeq ay iyagu bixiyeen, sidaas waxaa tabisay warbaahinta dowladda.

malaysiya

Sanadkii hore wargeyska Wall Street Journal, ayaa Najiib ku eedeeyay musuqmaasuq, waxayna sheegeen in 681 milyan oo doolar ay ka soo gashay dhanka dowladda.

Najiib ayaa la kulmay baaqyo is daba jog ah oo lagu dalbanayay in uu is casilo, laakiin in uusan khalad lahayn ayaa la cadeeyay.

Wuxuu sheegay in warka Sacuudigu uu xaqiijinayo wixii uu markii horaba sheegi jiray.

“Arrintan hadda waa la soo afjaray”.

Wasiirka arrimaha dibadda ee Sacuudiga Caadil al-Jubeyr, oo saxafiyiinta kula hadlay shirka ka socda magaalada Istanbul ayaa xaqiijiyay arrintaas, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee dowladda Malaysia ee Bernama.

“Waan ognahay lacagtaas deeqda ah waana mid sax ah oo aan waxba lagu badalanin. Waxaan sidoo kale la soconnaa in xeer ilaaliyaha guud ee Malaysia uu si rasmi ah arrintan u baaray, wax khalad ahna uusan arkin” sidaas waxaa sheegay Jubeyr.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories