Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Boobe Oo Ku Taliyay Inay Xukuumaddu Joojiso Wada-hadalada Somaliland Iyo Somalia

(SLpost) Xoghayihii hore ee Warfaafinta xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay inay ka baxdo wadahadalada u...

 “Madaxweynuhu Isaga Oo Cadhaysan Ayuu Go’aankaas Gaadhay” Wasiirkii Boosaha oo Ka Hadlay Xil Ka Qaaditiisa

Hargeysa  (SLpost) Wasiirkii Wasaaradda Boosaha iyo isgaadhsiinta  ee Madaxweyne Siilaanyo xilka ka qaaday Maxamed Jaamac Abgaal, ayaa go’aan cadho ah ku tilmaamay xil ka...

Danjire Cawil Cali Ducaale Oo Ka Hadlay Ahmiyada Ay Wada-adaladu Ugu Fadhiyaan Somaliland

  Hargeysa  (SLpost) Danjire Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa si mug leh uga hadlay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya, isagoo tilmaamay faa’iidada Somaliland ugu jirta...

Dacwad Ciqaab ah oo Madaxtooyadu Ku Oogtay Wargeyska Ogaal oo Mar kale Maxkamaddu Muddaysay

Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex ayaa mar kale dib u muddaysay Khamiista toddobaadkan oo ku beegan 5 May 2016  dhegaysiga Dacwad ciqaab ah...

Guddiga Horumarinta Degmada Faraweyne oo Dejiyey Qorshe ay ugu talo-galeen Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Degmada

HARGEYSA (SLpost)- Guddiga Horumarinta Degmada Faraweyne, ayaa diyaariyey Qorshe ay ugu talo-galeen inay dadweynaha degmadaasi kaga qayb-qaataan Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo la filayo inay maalinta...

Nuxurka Qodobbo ka soo baxay shir ay magaalada Gabiley ku yeesheen Dawladaha Somaliland iyo Ethiopia

Gabiley (SLpost)- Shir labadii casho ee u danbeeyey uga socday magaalada Gabiley dawladaha Somaliland iyo itoobiya, ayaa maanta si rasmi ah loogu soo gabagabeeyey...

Soomaaliya: Dhul-gariir ka dhacay Badweynta Hindiya oo Khasaare u geystay Dekedda magaalada Muqdisho

Muqdisho (SLpost)- Dekedda Magaalada Muqdisho ee dalkaasi Soomaliya, ayaa waxaa ku dhuftay gellinkii dambe maanta ah Mowjado ka dhashay bad-gariir ka dhacay Badweynta Hindiya,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img