Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Liiska Magacyada iyo Sawirro laga helay 400 Tahriibayaal Soomaali u badan oo ku dhintay Xeebaha Dalka Masar

QAAHIR (SLpost)- Afar Boqol oo Ruux Dad tiradooda lagu sheegay oo Tahriibayaal ah oo Boqollaal ka tirsani Soomaali yihiin, ayaa ku dhintay Badda u...

Ma dad baa, doqoneey dabkaa ba’! – Qalinka: Barkhad M. Kaariye

Iyadoo kaba la' oo ordaysa ayay haddana sinta ku sidday inantii ay dhashay ee ay mataannaha ahaayeen Hacoo. Qiyaastii wakhtigaa Hacoo wuxuu jiray toddoba...

Daawo:-Haweenay ka Waraysa Sababta Ay Dalalka Reer Galbeedku u Caawiyaan Haweenka Marka Ay Ninka Iskhilaafaan

halkan ka daawo barnaamij lagu waraysanaayo haweenay u dhuundaloosha arimaha qoyska dalalka reer galbeedka iyo tilmaamaha ay bixinayso. https://youtu.be/YSvzTWx3vTc

Daawo:-Islaan 80 Jir Ah Ilma Yar iyo Laba Wiil Oo Ay Toogteen Ciidamada Amisom

Buulamareer(Slpost)-Ciidamada AMISOM ayaa deegaanada buulamareer waxa ay ku toogteen silaan waayeel ah inaanyar oo way ayeeyo u tahay iyo laba wiil oo cisbitaal ku...

Pope Francis oo qaxootiga Lesbos booqday

Baadariga u wayn mad'habta Kaatoliga Pope Francis, ayaa booqday xarun lagu hayo dadka soo galootiga ah oo ku taala jasiiradda Lesbos ee dalka Giriigga,...

Xildhibaannadii UK Ee Somaliland Timid Oo Warbixin Bani’aadanimo Ka Qortay Wixii Ay Aragtay, Baaqna U Dirtay Dalkeeda Iyo Dunida

London (SLpost)- “Toddobaadkii hore waxa aan joogay Somaliland, oo ku taalla geeska Afrika, halkaas oo ay ka jirtay abaar aad u ba’an oo khatar...

Maayarka Caasimada Hargaysi Ma Geyo Aflagaado W/Q: Kamaal Xassan Isaaq

Nin abwaana baa yidhi . Afku erayga khayrka leh haddii aanu odhanayn inuu aamusaa u wacan” nin kale oo aanu saaxiib nahay oo la yidhaa  C/raxmaan sh. Cilmi...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img