Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

UCID: Guda-galkii Dacwadda, Badheedhihii Faysal Cali Waraabe, Doodda Jamaal Cali iyo Qabyada Muranka Taagan

Gudiga Diiwaan Galin Asxaabta Qaranka oo Maanta Bilaabay Dacwadii Xisbiga Ucid iyo Faysal oo Duray Musharaxnimada Jamaal https://www.youtube.com/watch?v=2IwpLwgeDWg

Shacabka Somaalida Kililka 5naad Waa Inay Helaan Ismaamul Ka Wada Dhexeeya Kana Badbaadiya Xasuuqa Reeraysan Ee Jigjiga – W/Q: RASHEED ALI MEIGAG SAMATER

Waxa muddo dheer oo ku aroorta illaa iyo intii Somaalida ku dhaqan Kililka 5naad ay qaateen ismaamul daakhiliya, oo la mid ah Maamullada Qawmiyadaha...

Shirkadda Telesom oo Lacago ugu Deeqday Dhismaha Waddooyin Dalka Laga Hirgalinayo

Hargeysa (SLpost)- Shirkadda isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom, ayaa lacag dhan $46,000 doollar ugu deeqday mashaariicda horumarinta waddooyinka kala duwan ee ka socda dalka...

Hargaysa..Tartanka Quraanka Kariimka ah oo Si Rasmi ah Uga Bilaabmay Masjidka Cali Mataan

Hargaysa..Tartanka Quraanka Kariimka ah oo Si Rasmi ah Uga  Bilaabmay Masjidka Cali Mataan https://www.youtube.com/watch?v=t2-BiXuzE_A

Baashe Maxamed Faarax oo Kahadlay DHacdadii DHarkingeeyo + Doorashada Madaxtooyada iyo Golaha Wakiilada

Gudoomiye Ku Xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo Kahadlay DHacdadii DHarkingeeye + Doorashada Madaxtooyada iyo Golaha Wakiilada https://www.youtube.com/watch?v=6v-6P0CAfQc

Mujaahid Cali Guray oo Si Faahfaahsan uga Hadlay Heshiiskii Musharaxnimada Jamaal Cali Xuseen

Mujaahid Cali Guray oo Si Faahfaahsan uga Hadlay Heshiiskii Musharaxnimada Jamaal Cali Xuseen https://www.youtube.com/watch?v=PIbEMGx5MKY

Maxkamadda Gobolka Hargeysa Oo Muddaysay Dacwad Madaxtooyadu Dabada Ka Riixayso Oo Loo Haysto Wargeyska FOORE

Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex ayaa Maanta oo Sabti ah Muddaysay Dacwad ciqaab ah oo Madaxtooyadu dabada ka riixayso oo lagu soo oogayo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img