Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Madaxwaynaha Kiladhka oo Markii Ugu Horaysay Kahadlay Xasuuqii Jaamac Dubad

Cabdi Maxamud Cumar Waxa uu SHacabkii Laxasuuqay Ku Tilmaamay Kootarabaaniistayaal https://www.youtube.com/watch?v=GyT81cI27Yk

Cunsuriga wayn ee Reer Ameerica Donald Trump oo Aflagaadeeyay Somalida

Somalida Maraykan Dagani Waa Qaxoonti Doonaya Inayku Biiraan....... Donald Trump ayaa  hadal uu jeediyay ku sheegay inay somalidu yihiin qaxoonti doonaya inayku biiraan Daacish Sidoo kale  waxa...

Hargeysa: Magacyada Dhimashada iyo Dhaawaca ka dhashay Roobkii Galabta, Maayarka caasimadda oo ka hadlay iyo Madaxweyne Siilaanyo oo Cusbitaalka Guud Booqday

Hargeysa (SLpost)- Ilaa inta la xaqiijiyey Saddex Qof, ayaa ku geeriyooday Roobab Dabayl watay oo galabta ka da’ay magaalada Hargeysa, halka dhaawacuna ka yahay...

Khasaare Baahsan oo ka dhashay Roobab Duufaanno wata oo galabka ka da’ay Hargeysa iyo Koronto la’aan baahsan oo ka jirta Caasimadda

Hargeysa (SLpost)- Roobab Duufaanno wata oo maanta gelinkii dambe ka da’ay magaalada Hargeysa, ayaa sababay Khasaare isugu jira dhimasho, dhaawacyo iyo burbur uu u...

Ujeeddada Kulan Deg-deg ah oo Madaxweynaha Somaliland la qaatay Golaha Guurtida iyo Madax-dhaqameedka dalka

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Ku-xigeenkiisa Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa kulan deg-deg ah la yeeshay maanta Shir-guddoonka Golaha Guurtida,...

DAAWO Xog-warranka Goob-jooge Ka badbaaday Xasuuqii ay Ciidamada Itoobiya u geysteen Shacabka Jaamac Dubbad

DAAWO Xog-warranka Goob-jooge Ka badbaaday Xasuuqii Ciidamada Itoobiya u geysteen Shacabka deegaanka Jaamac Dubbad

Si Aanay U Soo Noqon Dhacdadii Gaashaamo – Qalinkii Maxamuud Jaamac Axmed (Xamdi)

Marka hore tacsi iyo duco waajib ah, marka xigta waxa maqaalkaygani u qaybsan yahay saddex farriimood oo ku kala wajahan, Xukuumada Somaliland, Warbaahinta iyo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img