Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Laba Qof Oo Ku Dhintay Dil Ka Dhacay Deegaanka Yeyle Sool iyo Xog-warranka Maamulka gobolka Sool

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha gobolka Sool Mustafe Cabdi Ciise Shiine,ayaa ka hadlay toogasho laba ruux ku dhinteen oo ka dhacday deegaanka Yeyle ee gobolka Sool...

Boorama..Ciidamada Dalaayadaha ku Booda oo Xalay Saqdii DHexe Udaatay Hotel Brathers

Abaaro 2:00 Habeenimo ee xalay waxay ciidan ladagaalanka argagisada ee RRU da loo yaqaano ay u daateen Hotel Brathers oo ku yaala agagaarka gol jano Cafeteria...

Pro. Axmed Ismaaciil Samatar oo SHaraxay Damaciisa Siyaasadeed ee Xisbiga Kulmiye

PRO Axmed Ismaaciil Samatar oo SHaraxay Damaciisa Siyaasadeed ee Xisbiga Kulmiye https://www.youtube.com/watch?v=MaXrbvH2F64&feature=youtu.be

“SOLJA waxa uu walaac weyn ka qabaa tallaabooyinka isa soo taraya ee ay Xukuumadda Somaliland ku cabbudhinayso Madax-bannaanida Saxaafadda iyo Xorriyatul-qalka”

Hargeysa (SLpost)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa walaac xooggan ka muujiyey Cabbdudhinta iyo Cadaadiska xad-beelay ee ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku hayso Saxaafadda...

Muqdisho: Madaxwaynaha Somaliya oo Xilkii ka Qaaday Taliyihii Nabad Sugida

War qoraal oo kasoo baxay xafiiska madaxtooyada somaliya ayaa lugu sheegay in madaxwayne xasan sheekh maxamuud xilkii kaqaaday taliyihii hay'ada nabad sugida iyo sirdoonka qaranka Cabdiraxmaan Maxamed...

Bali DHiig…….Ciidanka Qaranka oo Fadhiisimo Cusub Kasamaystay+Waftigi Balaadhan oo Gaadhay

Guutooyin Katirsan Ciidanka Qaranka Somaliland iyo Wafti Balaadhan oo Gaadhay Degmada Bali DHiig https://www.youtube.com/watch?v=mXrhIiw8ZzA

Hargaysa… Wararkii Ugu Dambeeyay ee Roobabkii Duufaanta Watay

Xalada Magaalada hargaysa iyo Dibaatadii ay Gaadhsiiyeen Roobabkii Duufaanta Lahaa Halkan Kadaawo https://www.youtube.com/watch?v=AE4LHzgrZK8

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img