HomeMadaxweynaha Somalia Oo Cambaareeyey Qarax Ka Dhacay Baladweyne

Madaxweynaha Somalia Oo Cambaareeyey Qarax Ka Dhacay Baladweyne

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muqdisho (SL.Post) Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxmuud ayaa si kulul u Cambaareeyey Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay Galbeedka Degmada Beledwyeyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

img_ff81e1-c31a43-3f5052-b65188-daaaf9-4f9351

“Inaa Lillaahi Wa innaa Ileyhi Raajicuun, Waxaan tacsi u dirayaa dhammaan Qoysaska iyo Ehellada intii ku Geeriyootay Weerarkii Argagaxiso ee Maanta magaalada Baladweyne ka dhacay. Waxaana Eebbe uga baryayaa inuu Janadii Fardowsa ka waraabiyo intii dhimatay, inta dhaawacantay waxaan Alle uga baryayaa inuu Caafimaad deg-deg ah siiyo.” ayuu yidhi Madaxweynaha Soomaaliya.

Sidoo kale, Madaxeyne Xasan Sheeh oo la hadlay Madaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle , ayaa kaga tacsiyeeyay khasaarihii uu qaraxa Beledweyne ee ay Al-shabaab ka dambeysay kasoo gaaray ciidankiisa qaybta ka ah hawlgalka nabad-ilaalinta AMISOM.

Xasan Sheekh ayaa xusay in kooxaha Nabad-diidka ah ee Al-shabaab, ay ku hawlan yihiin dhibaateynta shacabka, halka Dowladuna ay ku hawlan tahay sidii shacabka loogu horseedi lahaa Nabad, Horumar iyo Barwaaqo.

Ugu dambayn, Saldhig ay ciidamada Jabuuti ku leeyihiin Baladweyne, ayaa lagu weeraray saakay qarax Ismiidaamin ah, iyadoo sidoo kalena saldhiga gudihiisa la isku weydaarsaday  rasaas khasaare badan geysatay.

 

Sooltoday/News

 

 

 

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories