Home"Somaliland Waa Dal Madax-bannaan Oo Aan Ka Mid Ahayn Maamul Goboleedyada Ku...

“Somaliland Waa Dal Madax-bannaan Oo Aan Ka Mid Ahayn Maamul Goboleedyada Ku Midoobay Nidaamka Federaalka Somalia” Madaxweyne Siilaanyo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

(Sooltoday) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilanyo oo ku sugan dalka Ingiriiska ayaa khudbad uu u jeediyay shacbiga Somaliland ee ku dhaqan dalka Ingiriiska, waxa uu sheegay in Somaliland aanay ka mid yahay maamul goboleedyada ku dhisan nidaamka federaalka ee jira Soomaaliya, islmarkaana waxa uu xusay in Somaliland ay tahay dal ka madaxbanaan Somaliya.

index

“Dawladda Somaliland waxay soo dhawaynaysaa, dedaalka ay ugu jirto beesha caalamku, sidii nabad loogu soo dabbaali lahaa Dalka Somalia, isla markaana loogu dhisi lahaa Dawlad adag oo hanata xilka iyo masuuliyadda

saaran. Waxaanu dunida u caddaynaynaa, in Somaliland tahay dal madax bannaan, oo aan ka mid ahayn maamul goboleedyada ku midoobay Nidaamka Federaalka Dawladda Somalia, ee looga taliyo magaalada Muqdisho.

Waxaanu u caddaynaynaa Beesha Caalamka, in aanay metelin Jamhuuriyadda Somaliland,shaqsiyaad Muqdisho laga cugtay, oo magacayaga loo adeegsado. Tallaabadani waa mid caqabad ku keeni karta, ambaqaadka wada hadallada labada dal. Sidoo kale, waa mid u horseedi karta mandaqadda Geeska Africa colaad iyo xasillooni darro.

Waxaan ugu baaqayaa bulshada caalamka, inay garwaaqsadaan, isla markaana ixtiraamaanrabitaanka Shacbiga Somaliland,iyo xaqa sharci ee ay u leeyihiin inay noqdaan qaran madax-bannaan. Waxaan si weyn uga digayaa, cawaaqib xumada ka dhalan karta, in la duudsiyo xaqa aaya ka tashiga dadkayga iyo dalkayga. Qarannimada iyo Madax-bannaanida Somaliland waxay dan u tahay nabad-galyada, deganaanshaha, geedi-socodka dimuqraadiyada, ganacsiga iyo horumarka Geeska Africa iyo ka caalamka intaba.”

 

Somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories