Home"Garanayo Waxa Shakiga Loo Gelinayo Doorashadu Inay Dhacayso" Cabdillaahi-jawaan

“Garanayo Waxa Shakiga Loo Gelinayo Doorashadu Inay Dhacayso” Cabdillaahi-jawaan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa  (SL.Post) La Taliyaha Madaxweynaha Somaliland Cabdillaahi  Cumar (Jawaan) oo hadda ah la taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee Arrimaha Doorashooyinka, ayaa in aanay jirin Sabab dib u dhigi karta Doorashada Madaxtooyada ee ku muddeysan bisha March, 2017-ka.

maxresdefault

Cabdilaahi Jawaan oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa, ayaa sidoo kale ka hadlay Diidmada Beesha Caalamku ka muujisay in la kala qaado Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada, waxaanu tilmaamay in Somaliland tahay Qaran u Madax-bannaan hawlihiisa.

“Waxa Shakiga loo gelinayo Doorashadu inay dhacayso Anigu ma garanayo, Waayo? Waakii Madaxweynuhu sheegay oo way dhaceysaa, wax baajinayaana Aniga iima muuqato.”

La taliyaha Madaxweynuhu waxa kale oo uu sheegay in Somaliland qabsatay Hawlo badan oo aan Beesha Caalamku ku lug-yeelan, sidaa daraadeedna aan xilligan waxba looga baahnayn hadday diidaan Gacanta ay ka geystaan Doorashooyinka Somaliland, “Waxaynu qabanay Aftidii Dastuurka, Beesha Caalamka waxba gacan kamay geysanin, waxaynu qabanay Doorashadii Golayaasha deegaanka, Beesha Caalamku waxba gacan kamay geysanin, waxaynu qabanay Doorashadii Madaxtooyada, Beesha Caalamku waxba gacan kamay geysanin, intaas oo dhan Beesha Caalamku waxba kamay qabanin oo Somaliland baa wadday. Beesha Caalamku waxay Gacan geysteen Doorashadii baarlamaanka, waayo? Waxaanu wakhtigaa goosanay Maaddaama oo aynu qabanay Aftidii Dastuurka lagu ansixiyey iyo Doorashadii Goleyaasha deegaanka oo Culays badani innagu dhacay inaynu Gacan weydiisanno Dawladaha Qaadhaanka bixiya, way naga caawiyaan, sidaas ayaanu ku qabanay doorashadii Golaha Wakiillada.” Ayuu yidhi, waxaanu intaa ku daray, “Imika Qabashada Doorashada iyo Dib u dhigisteedaba Anigaa Qaran ah oo u Madax-bannaan, xilkaasina wuxuu saaran yahay Komiishanka Doorashooyinka Qaranka, markaa Doorashadaasi markii ILAAHAY uga talo-galay ayay dhaceysaa.”

 

 

 

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories