HomeWasiirka Madaxtooyada Oo Dhaqaale U Adeegsanaya Warbaahinta Soo Bandhigta Dhaliishiisa Iyo Heshiiska...

Wasiirka Madaxtooyada Oo Dhaqaale U Adeegsanaya Warbaahinta Soo Bandhigta Dhaliishiisa Iyo Heshiiska DP World

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa  (SL.Post) Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa xoguhu sheegayaan inuu dhaqaale ku bixinayo Warbaahinta hadal qoraalka ah gaar ahaan Wargeysyada iyo Mareegaha ee shacbiga u soo bandhiga dhaliisha loo jeediyo masuuliyadiisa iyo saluuga ay bulshada qaar ka qabaan heshiiska Dekeda Berbera ee dhawaan ay Golaha Wakiillada Somaliland ansixiyeen.

 

IMG_F65488-9A4174-2DFEED-EAD285-E80066-663E38

 

 

 

 

 

 

 

Barnaamikan dhaqaaluhu xambaarsan yahay ee Wasiir Maxamuud Xaashi uu u adeegsanayo Wargeysyada iyo Mareegaha ayaa wararku intaas ku darayaa inuu yahay  mid uu ku doonayo inay shacbigu war-moogayaal ka noqdaan dhaliisha hoggaamineed ee Xukuumadda KULMIYE  iyo mad-madow laga muujiyay heshiiska DP World oo uu ka mid yahay guddida Madaxweyne Siilaanyo u magacaabay masuuliyada heshiiskaasi.

 

 

Tibaaxaha ayaa intaas ku daraya in arrintani ay ismaandhaaf dhalisay oo Wasiirka warfaafinta  Cismaan Cabdilaahi  Saxardiid (Cadaani) ku dooday inuu  isagu leeyahay masuuliyada iyo la xaajoodka warbaahinta, balse uu Wasiir Xaashi ku adkastay go’aankiisa oo gacanyareyaal u qaabilsan la socodka dhaliisha looga jeediyo warbaahinta u xil saaray dhaqaalahan lagu dadayo heshiiska DP World.

 

 

Qorshan Wasiirka Madaxtooyadu wato ayaan Ururka SOLJA aanu ilaa hadda ka hadlin Barnaamjiyadan ka dhanka ah Warbaahinta oo uu hore War-murtiyeedyo uga oo saaray in aanay Saxaafadu ku milin arrimaha beelaha iyo hirdanka siyaasaded ee siyaasiyiintu ku loolamaan.

 

 

 

Somalilandpost.Hargeysa

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories