HomeBiyo Yaraan Soo Wajahday Magalada Burco

Biyo Yaraan Soo Wajahday Magalada Burco

Date:

Related stories

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Burco (SL.Post ) Magalada Burco ee xarunta gobalka togdher ayaa waxa Mudoyinkii  u danbeyayba laga daremayay biyo yarood soo wajahday ka dib markii sida la shegay ay  qaar ka tirsan ceelashii soo saari-jiray biyaha ee ay lahayd wakalada biyaha burco ay ku timi Cilado Farsamo Kale duwani,

 

bur

 

 

 

Biyo yarodkani soo wajahday magalada burco ayaa taagnayd mudoyinkii u danbeyayba waxaanay dadwaynaha reer burco ay hadal hayaan sababta ay wakaladu muddoyinkii u danbeyayba  ay wax uga qaban kari-la dahay ciladahani farsamo ee la soo darsay qaar ka tirsan celashii biyaha,

 

 

Qaar ka Tirsan Dadwaynaha Reer Burco oo isku dayay inay wax ka ogadaan Biyo yaroodkani  soo wajahday magalada ayaa mar ay booqden xafiiska maareyaha wakalada biyaha burco waxay shegeen inay albabadu u labnayen xafiskasi,

 

 

waxaanay si adag u dhalileen maareyaha wakalada biyaha oo isagu shaqadii uu bulshada reer burco u hayay ka doorbiday safaro tamashlayn ah oo uu inta badan bishiiba sadex jeer ama afar jeer ku tago casimada hargeisa taasi oo ay tilmameen inuu mareyuhu shaqo ka dhigtay socdaalka hargeisa iyo burco,

 

Sidoo kale Waxay dadwaynaha reer burco habenadii u danbeyayba si wayn u hadal hayeen sababta keentay in gadiidka kale duwan ee wakalada biyuhu ay noqdaan kuwo habeen oo dhan dhex maraya suuqyada iyo xafadaha kale duwan magalada taasi oo ah mid ka soo horjeeda hanaanka dowladnimo iyada oo uu sharcigu dhigayo in aanay gadiidka dowladu soconin iyaga oo shaqo haya mooyane,

 

Geesta kale tan iyo wakhtigii wakalada biyaha burco loo soo magacabay maamulka cusub waxa uu hoos u dhac baladhani ku yimi dakhligii ay soo saari jirtay wakalada biyuhu taasi oo wakhti xaadirkani wakaladu la daala-dhacayso dayn tiro badan oo lagu leeyahay,

 

ilo wareedyo lagu kalson yahay ayaa shegaya in shirkadaha kale duwan ee bixiya adeega wakaladu ay gadodiyeen inay joojin donaan adeega ay siyaan wakalada maadama oo ay wakalada ay ku leyihiin dayn lacaged faro badan,

 

 

Sidoo kale wararka aanu ka helayno ilo wareedyo ka agdhow maamulka wakalada ayaa shegaya in sidedii bilood ee u danbeyayba aanay haba yarate wakalada ku soo kordhin wax cusub haday noqoto mashiino cusub iyo gadiid toona,

 

 

Ugu Danbayntii Wakalada biyaha burco ayaa u muuqata mid cagta saartay halkay joogtay sanadii 2010 wakhtigaasi oo ay wakalada maamuli jirtay dowladda hoose Burco.

 

 

Somlailandpost.Burco

 

 

 

 

 

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories