Monthly Archives: June, 2016

spot_imgspot_img

Eritrea oo sheegatay inay 200 Askari ka dileen Ciidamada Dowladda Ethiopia iyo Jawaabta Xukuumadda Addis Ababa

Asmara (SLpost)- Dawladda Eritrea ayaa sheegtay in ciidamadeedu dileen in ka badan 200 oo askar Ethiopian ah, islamarkaana ay dhaawaceen in ka badan 300...

Ciidanka Liu Police, Ayaa afduubay inka badan 50 culimo iyo caqaal ah

kowdii ramadaan ayay ahayd markii ay ciidamada liu policeku xasuuqka gaysateen deegaanka jaamac dubad oo dhanka bari ka xigta degmada gaashaamo. Dumar,caruur,ciroole midna looma kala eegin...

Wasiirka warshadaha oo Casho SHaraf u Qabtay Qaarkamida qurbo jooga Somaliland

Wasiirka warshadaha oo   Casho SHaraf u Qabtay Qaarkamida qurbo jooga Somaliland https://www.youtube.com/watch?v=Ct66pTl0yRU

Laba Qof Oo Ku Dhintay Dil Ka Dhacay Deegaanka Yeyle Sool iyo Xog-warranka Maamulka gobolka Sool

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha gobolka Sool Mustafe Cabdi Ciise Shiine,ayaa ka hadlay toogasho laba ruux ku dhinteen oo ka dhacday deegaanka Yeyle ee gobolka Sool...

Boorama..Ciidamada Dalaayadaha ku Booda oo Xalay Saqdii DHexe Udaatay Hotel Brathers

Abaaro 2:00 Habeenimo ee xalay waxay ciidan ladagaalanka argagisada ee RRU da loo yaqaano ay u daateen Hotel Brathers oo ku yaala agagaarka gol jano Cafeteria...

Pro. Axmed Ismaaciil Samatar oo SHaraxay Damaciisa Siyaasadeed ee Xisbiga Kulmiye

PRO Axmed Ismaaciil Samatar oo SHaraxay Damaciisa Siyaasadeed ee Xisbiga Kulmiye https://www.youtube.com/watch?v=MaXrbvH2F64&feature=youtu.be

“SOLJA waxa uu walaac weyn ka qabaa tallaabooyinka isa soo taraya ee ay Xukuumadda Somaliland ku cabbudhinayso Madax-bannaanida Saxaafadda iyo Xorriyatul-qalka”

Hargeysa (SLpost)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa walaac xooggan ka muujiyey Cabbdudhinta iyo Cadaadiska xad-beelay ee ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku hayso Saxaafadda...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img