HomeEritrea oo sheegatay inay 200 Askari ka dileen Ciidamada Dowladda Ethiopia iyo...

Eritrea oo sheegatay inay 200 Askari ka dileen Ciidamada Dowladda Ethiopia iyo Jawaabta Xukuumadda Addis Ababa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Asmara (SLpost)- Dawladda Eritrea ayaa sheegtay in ciidamadeedu dileen in ka badan 200 oo askar Ethiopian ah, islamarkaana ay dhaawaceen in ka badan 300 oo kale, intii uu socday dagaaal xuduudda ka dhacay Axaddii iyo Isniintii.

Ma jirto cid si madax banaan u xaqiijin karta sheegashadan oo ay dawladda Eritrea ku baahisay war qoraal ah oo ay maanta soo saartay.

Wareysi uu siiyey VOA ayaa wasiirka isgaadhsiinta Ethiopia Getachew Reda waxa ku sheegay in tiradaasi aanay ahayn mid sax ah, hase yeeshee muu  beenin. “Ciidamo dib u garasho ku jira oo jahwareersan ma garan karaan waxa dhacay” ayuu yidhi.

Waxa uu sidoo kale sheegay in Ethiopia anay wax dan ah ka lahayn inay baahiso khasaariihii ka dhashay dagaalka oo ay qiimeynteeda ku ogaatay.

Labada dhinacba waxa ay sheegteen inay ku gacan sareeyaan dagaalka oo Axaddii iyo Isniintii todobaadkan ka dhacay magaalada xuduudda ku taalla ee Tsorona oo ah magaaladii dhalisay dagaaalkii weynaa ee labada dal dhex maray 1998-kii, in kasta oo markii dambe aaggaas la geeyey ciidamo ka socda Qaramada Midoobay oo sannado badan ku sugan halkaas.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories