Monthly Archives: June, 2016

spot_imgspot_img

Siyaasadda iyo Dhallinyarada Somaliland! Bilow Fiican!! – W/Q. Cabdirashiid Jeeni

- Hordhac. In kasta oo ay qiraal tahay in xisbiyada Somaliland ay weli yihiin kuwo yeelan kara astaamo ah in qabiilku si xooggan uga dhex...

Guddoomiyaha KULMIYE oo Shaki La’aan ku Tilmaamay Guul Xisbigu mar kale ka Gaadho Doorashooyinka soo Socda

Hoggaanka KULMIYE oo Casuumay Qaybo ka mid ah Qurba-joogga iyo Madaxda Laamaha Dibadda ee Xisbiga Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha xisbiga haya talada Somaliland ee KULMIYE, ahna...

Mexico.Lix Macalin Ayaa ku Geeriyooday Mudaharaad Macalimiintu DHigeen

MEXICO (SLpost)-Ururka Macalimiinta Dalka Mexico ayaa sameeyey bannaan-bax ay kaga soo horjeedaan Qorshe la doonayo in Imtixaan lagaga qaado Macalimiinta dalkaas, taas oo qayb...

Madaxtooyada iyo SONSAF oo faahfaahin ka bixiyey Ujeeddada Kulan madaxweynuhu maanta la yeeshay

Hargeysa (SLpost)- Afhayeenka Madaxtooyada Mudane Cabdiraxmaan Sh. Cilmi Faahiye (Shamax), wasiirka warfaafinta mudane Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Caddaani) iyo Gudoomiyaha Ururada aan dawliga ahayn ee...

Guddoomiye Muuse Biixi oo ka badheedhay Saami-qaybsiga Mudaneyaasha Golaha Wakiillada

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye, ahna Murashaxa madaxweynaha ee xisbigaas Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay inay adkaanayso heshiis laga...

Ujeeddada Kulan Madaxtooyada ku dhexmaray Madaxweyne Siilaanyo iyo Ururrada Bulshada Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabbilay Xubno ka socda Dalladda ay ku bahoobeen Ururrada Bulshaa rayidka...

Odayaal,Xildhibaano iyo DHalinyaro kasoo Jeeda Gobolka Saaxil oo Gaashaanka ku DHuftay Wax ayku Tilmamen Ibinta Dekeda Berbera

Halkan ka Daawo Odayaal,Xildhibaano iyo DHalinyaro kasoo Jeeda Gobolka Saaxil oo Gaashaanka ku DHuftay Wax ayku Tilmamen Ibinta  Dekeda Berbera https://www.youtube.com/watch?v=zirM_vglmh8

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img