HomeGuddoomiye Muuse Biixi oo ka badheedhay Saami-qaybsiga Mudaneyaasha Golaha Wakiillada

Guddoomiye Muuse Biixi oo ka badheedhay Saami-qaybsiga Mudaneyaasha Golaha Wakiillada

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye, ahna Murashaxa madaxweynaha ee xisbigaas Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay inay adkaanayso heshiis laga gaadho saami-qaybsiga dhinaca bulshda ee xubnaha mudaneyaasha golaha Wakiillada ka hor inta aan la gaadhin doorashooyinka la filayo sannadka dambe inay dalka ka qabsoonto.

Daawo”Doorashadu wakhtigeedii ayay ku qabsoomaysaa laakiin waa inaan xooga isugu gaynaa xaalada abaaraha” Muuse BiixiMd Muuse Biixi waxa arrintan kaga hadlay kulan maanta madaxtooyada ku dhex-maray madaxweynaha Somaliland iyo Ururrada bulshada Rayidka ah, kaas oo lagaga hadlay doorashooyinka soo socda.

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye fadhigaas ka hadlaym ayaa rayi ka soo jeediyey qodobka ku saabsan doorashada ee maalmahan jira ahna mid adag kaas oo ah sami qaybsiga golaha wakiilada, oo ay ururada bulshadu ku so dareen warbixintooda soona jeediyeen in talo qaran laga gaadho doorashada ka hor, waxaanu markuu arrintaa ka hadlaayey gudoomiyuhu yidhi, “Anigu waxan odhan lahaa in saami qaybsiga golaha wakiilada in golaha wakiilada isaga uuni uu go’aanka qaato waxay ka maaransiin waydo. Si kale oo dhan waxa u arkaa in lagu heshiiyaa saami qaybsigaasi inay adkaanayso, wakhtigeediina aan la joogin,” sidaas ayuu yidhi Muuse Biixi, sida lagu sheegay warsaxaafadeed madaxtooyada ka soo baxay.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories