Monthly Archives: May, 2016

spot_imgspot_img

Natiijada socdaal dhowr todobaad qaatay oo Guddoomiye Cirro ku maray Waddamo reer Galbeed ah iyo soo-dhaweyntii maanta + SAWIRRO

Hargeysa (SLpost)- Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminaayey guddoomiyaha aqalka golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo muddooyinkii...

Waxaan Hayaa Xalka Tahriibka (Q.2aad) – W/Q: Prof: Maxamuud Jaamac Axmed (Xamdi)

Marka Hore Cudur-daar ku aadan wakhtiga dheer ee u dhaxeeyay qaybtii 1aad iyo qabtii 2aad ee maqaalkan. Hal arrin ayaan aaminsanahay inay rajada abuuri karto,...

Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Hadlay Midnimada Somaliland iyo Muran la Galiyey Maalinta Qaranimada 18 May

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha xisbul-xaakimka KULMIYE, ahna musharraxa madaxweynenimo ee xisbigaas Md Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay muhiimadda ay Somaliland u leedahay midnimada...

Shir-guddoonka Golaha Guurtida oo loo jeediyey Talooyin ku aaddan dhinaca Nabad-gelyada

Hargeysa (SLpost)- Guddi-hoosaadka Nabadgelyada iyo Difaaca ee Golaha Guurtida Somaliland, ayaa fadhigii Golaha ee Maanta ka jeediyey warbixin xambaarsan talooyin ku aaddan dhinaca wax-ka-qabashada...

Wefti ka socda Shirkadda DP World oo Hargeysa yimi iyo nuxurka Kulan dhexmaray Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa (SLpost)- Madaxwaynaha  Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane  Axmed Maxamed  Silaanyo, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Masuuliyiinta shirkadda maalgeshanaysa Dekeda caalamiga ah ee Berbera ee DP...

Xisbiga WADDANI oo Ka Hadlay Ruqsad Laga Qaaday Qareen u Dooda Xuquuqda Dadka

Hargeysa (SLpost) Xoghayaha Caddaaladda ee Xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Xirsi, ayaa canbaareeyey go’aan uu dhowaan Wasiirka Caddaaladu ruqsadii qareenimo uga qaaday Guuleed Axmed Jaamac....

Siday Safiir Baashe iyo Wasiir Samsam ugu Guulaysteen Qorshohooda Dillaalnimo ee Wareejinta Maamulka Dekedda Berbera?

Hargeysa (SLpost)- Safiirka Somaliland u fadhiya magaalada Dibai ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta Baashe Cawil oo ah Wiilka uu Soddogga u yahay Madaxweyne Axmed-Siilaanyo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img