Madaxweyne Siilaanyo oo Xafis u fidiyey Madax-dhaqameed iyo Odayaal u xidhnaa fal-dambiyeed aan lagu caddeyn
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa maanta cafis u fidiyey madax-dhaqameed, odayaal iyo dhalinyaro ka tirsan beesha deegaanka Galbeedka, Woqooyiga iyo...
Halkan toos uga daawo Xuska 25-guurada maalinta Qaranimada Somaliland iyo Jewiga maanta ee dabbaal-degga Hargeysa
Halkan toos uga daawo Xuska 25-guurada maalinta Qaranimada Somaliland iyo Jewiga maanta ee dabbaal-degga Hargeysa.
Kooxda Xiddigaha Geeska oo soo saaray Hees ay si wada-jir ah ugu dabbaal-degayaan 25-guurada maalinta Qarannimada Somaliland
Kooxda Fannaaniinta Xiddigaha Geeska oo soo saaray Hees ay si wada-jir ah ugu dabbaal-degayaan 25-guurada maalinta Qarannimada Somaliland. Heestan oo lagu magacaabo CALANKAAN KU...
Xasuuqii Siyaad iyo Xaalufinta Silaanyo! – Qalinkii Abdirisaq Askar
Ummadan ku dhaqan boqcadan qaaliga ah ee carada Somaliland , waxay soo martay 50 kii sanno ee u dambeeyey mashaakilaad dhinacyo badan leh waxaa...
JABUUTI MIYAYNU COLLOWNAY? SHACABKII OO JABUUTI XIDHIIDHKA U JARAY IYO DAWLADDII OON KA JAWAABIN!
Qalinkii Dr. Xuseen Muxumed Maxamed (Xuseen Xoog) Waxa maalmahanba aynu arkaynay dareen cadho leh oo ka muuqday shacabka reer Soomaaliland, kaas oo ka dhashay, siday...
Guddoomiyaha SOLJA oo Musuq-maasuq iyo Aqoon-darro BAAHSAN ku eedeeyey Wasiirka Warfaafinta
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland, Maxamuud Jaamac (Xuuto), ayaa jawaab ka bixiyey hadal ka soo yeedhay wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Cismaan Cabdilaahi Saxardiid oo...
Madaxtooyada oo Ka hadashay Xidhiidhka ka Dhexeeya Heshiiska Dhaxal-wareejinta Dekedda Berbera iyo Ganacsade Ina Boorre
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa ka hadlay heshiiska maal-geshiga Dekedda Berbera ee xukuumadda madaxweyne Siilaanyo dalka Imaaraadka kula...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

