HomeUrurka Argagixisada Ah Ee Al-shabaab oo Toogtay Nin U Dhashay Tansaaniya Oo...

Ururka Argagixisada Ah Ee Al-shabaab oo Toogtay Nin U Dhashay Tansaaniya Oo Ay Sheegeen Inuu Basaas Ahaa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Jidib(Slpost)-Xarakada Al-Shabaab ayaa magaalada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe, waxa ay meel fagaare ah galinkii danbe ee shalay ku toogatay nin la oran jiray Ciisa Jemis Mwaisiga.

Ninkan oo u dhashay dalka Tanzania, da’diisana lagu sheegay 27 sano jir, ayaa waxa uu ka tirsanaa ciidanka jabhadda ee xarakada tan iyo 2013-kii, sida lagu sheegay xog ay soo saartay Al-Shabaab.

Qaadiga maxkamadda Al-Shabaab ee Jubooyinka ayaa meel fagaare ah kaga dhawaaqay xukunka ninkan Tanzanianka ah lagu fuliyay.

Qaadiga ayaa sheegay in ninkaasi lagu helay in uu jaajuus u ahaa sirdoonka Mareykanka, sidaasi daraadeedna lagu riday xukunka dilka ah.

Al-Shabaab ayaa inta badan dil ku fulisa Soomaali ay ku eedeeyeen in ay u basaasayeen dowladda Soomaaliya iyo wadammada shisheeye.

Hasayeeshee waa markii ugu horreysay oo xukun noocan oo kale ah lagu fuliyo qof ajnabi ah oo Shabaab ugu yimid in uu kala qeybgalo dagaallada ay ka wado Soomaaliya.

Dilka ninkani ayaa ku soo beegmaya iyada oo Maraykanka uu sheegaya in duqaymo uu ka fuliyay Soomaaliya lagu bartilmaameedsaday sargaal sare oo ka tirsan Al-shabaab oo lagu magacaabo Xasan Cali Dhoorre.

Xasan ayaa la sheegay lagu tuhunsanaa in uu maleegay qarax ka dhacay garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo huteel magaalada ku yaalla oo dad Maraykan ah lagu dilay.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories