Monthly Archives: April, 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Cabdicasiis Iskalaaji Jacaylkii Saqiirey 2016

Daawo Hesta Jacaylkii Saqiiray oo uu inoogu luuqaynaayo fanaan Cabdicasiis Iskalaaji isla markaasna uu sameeyay abwaanka da'da yar Laaabsalaax. https://youtu.be/o1O0Rfcay9M

Suuriya oo codsatay macallin Mourinho

Uk(Slpost)-Tababarihii hore ee kooxda Chelsea, Jose Mourinho, ayaa diiday inuu macallin u noqdo xulka qaranka Suuriya, sida uu sheegay wakiilkiisa. Jorge Mendes ayaa warqad uu...

Tallaalka daacuunka oo Zambia ka bilaabmay

Zambia(Slpost)Hay'ada caafimaadka ee dhakhaatiirta aan xuduuda lahayn ayaa sheegtay in ololihii tallaal ee ugu ballaarnaa ee ku aaddan cudurka daacuunka uu hadda ka socdo...

Musharax Muuse Biixi Oo Ku Hanbalyeeyay Ismaacil Cumar Geele Guusha Uu Ka Gaadhay Doorashada

Hargeysa(Slpost)-Waxaan dhambaal hambalyo ah u dirayaa shacabka, dawladda iyo Madaxweynaha dalka Jamhuuriyadda Jabuuti ee ay u hirgashay doorashada madaxtinimo ee codbixinteedu qabsoontay maalintii Jimcaha,...

Austria oo rabta in ay “la wareegto” gurigii uu ku dhashay Hitler

Austria(SLpost)-Dowladda Austria ayaa sheegtay inay doonayso in ay la wareegto gurigii uu ku dhashay Adolf Hitler si aanay dadka aaminsan Nazi-yaddu uga dhigan goob...

Daawo:-Magaalada Dila Oo La Gaadhsiiyay Deeq Raashin,Caano iyo Timir Isugu Jira

Dila(SLpost)-Magaalada Dila oo ka mid ah gobalka Awdal ayaa la gaadhsiiyay deeq faro badan oo ay soo bixiyeen dalka Gadar, waxaana deeqdaas toos loo...

Daawo:-Komishanka Doorashooyinka Oo Soo Gunaanaday Diiwaangalintii Codbixiyaha Ee Gobalka Saaxil

Hargeysa(Slpost)-Komishanka doorashooyinka qaranka ayaa soo gunaanaday qaadashada kaadhkii codbixinta ee gobalka Saaxil, waxaanay sameeyeen xaflad lagu qabtay hoolka jaamacada culuumta bada ee Berbera. https://youtu.be/mXHi3F-ndxY

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img