Daawo:-Golaha Guurtida Oo Lacag Ay Ka Jareen Mushaharkooda Laba Bilood Gaadhsiinaya Gudida Abaaraha
Hargeysa(Slpost)-Golaha guurtida dalka ayaa maanta ka wada hadlay lacag ay ka jareen kushaharkooda laba bilood oo ay gaadhsiinayaan gudida abaaraha, waxaanay sheegeen inay...
Daawo:-Daawo Badhsaabka Gobalka Gabiilay Oo Ka Hadlay Xaalka Gobalkaas
Hargeysa(SLpost)- Badhaabka gobalkaas Gabilay ayaa maanta ka hadlay xaalka uu haatan ku sugan yahay gobalkaas oo dhawaan loo soo magacaabay. https://youtu.be/qjD9c6BBVsA
Daawo:-Barnaamij Kooban Oo Laga Diyaariyay Dadka Muqurmaalka Ah Ee Dhagxa Guryaha Lagu Dhiso Hargeysa U Soo Jabiya
Hargeysa(Slpost)-Waxa barnaamij qurux badan laga diyaariyay dadka xoog maalka ah ee u soo jabiya dhagaxa magaalada Hargyesa guryahooda lagu dhiso, xaalada ku gadaama iyo...
Daawo:-Shir Lagaaga Hadlayo Aqoonsiga Somaliland Oo Lagu Qabtay Swedan
Hargeysa(Slpost)-Shir lagaga hadlaayay oo la qaban jiray ayaa sanadkan lagu qabtay dalka Swedan waxaana ka qaybgalay masuuliyiin uu ka mid yahay guddoomiye Faysal Cali...
Daawo:-Riigag Fadhiistay Oo Wasaarada Biyaha Somaliland Ay Dib Uga Shaqaysiisay Gobalka Sanaag
Sanaag(Slpost)-Waxa gobalka Sanaag dib looga shaqaysiiyay riigaga fadhiistay kuwaas oo marka hore ay ku xidhanaayeen dad iyo duunyo badan, inkasta oo haatan roobabkii...
Daawo”Maaweelo ma bogsiiso meel bugta” Boobe Yuusuf Ducaale
Hargeysa(Slpost)-Boobe Yuusuf Ducaale ayaa dawlada Somaliya ku dhaliilay qaabka ay u adeegsato eryga Soomaaliyeed oo ay wax kasta ku daraan. https://youtu.be/WRRmpzNb_SQ
Xusuustii Madoobeyd
Goortu waa fiid aan iskaga dhex jiro nolol maalmeed kaygii caadiga ahaa, anoo aan dhaadaneyn baa taar laysoo direy, dabadeed si baraad la,aan ah...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

