HomeMusharax Muuse Biixi Oo Ku Hanbalyeeyay Ismaacil Cumar Geele Guusha Uu Ka...

Musharax Muuse Biixi Oo Ku Hanbalyeeyay Ismaacil Cumar Geele Guusha Uu Ka Gaadhay Doorashada

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa(Slpost)-Waxaan dhambaal hambalyo ah u dirayaa shacabka, dawladda iyo Madaxweynaha dalka Jamhuuriyadda Jabuuti ee ay u hirgashay doorashada madaxtinimo ee codbixinteedu qabsoontay maalintii Jimcaha, natiijadeedna lagu dhawaaqay maanta oo Sabti ah (09/04/2016).

Waxaan si gaar ah hambalyo iyo bogaadin ugu diyaraa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane, Ismaaciil Cumar Geelle guusha uu ka gaadhay doorahsadaasi ee loogu doortay xilka Madaxweynenimo mar afraad. Waxaan u arkaa in hannaanka nabadgalyada ah ee ay u dhacday doorashada Jabuuti iyo guusha uu mar kale ka soo hooyey Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ay sii xoojinayso nabad-ku-wada noolaanshaha shucuubta ku dhaqan dalalka ku yaal Gobolka Geeska Afrika iyo sii socoshada dedaalka horumarinta guud ahaan Mandaqada, gaar ahaanna dalka Jabuuti.

Ugu dambayntii,annigoo ku hadlayaafkahoggaankaxisbiga KULMIYE,Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe,guud ahaan taageerayaasha xisbigaiyo xilkayga Guddoomiyaha iyo murrashaxa jagada madaxweynenimo ee xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland,waxaan Ilaahay uga baryayaa Madaxweynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle inuu u fududeeyo xilka cusub ee mar kale ay u dhiibteen shacabka dalkiisu, kuna guulaysto horumarinta waddankiisa iyo dadkiisaba.

Alla Mahad Leh

Guddoomiyaha,ahna Murrashaxa Madaxweynaha xisbiga KULMIYE

Muuse Biixi Cabdi

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories