Daawo oo Dhagayso Hees Cusub Uu ku Luuqaynaayo Fanaanka BK Oo Uu Sameeyay JIlaaga Sooraan
Halkan ka daawo hees uu inuugu luuqan doono fanaanka qiimaha badan ee Maxamed BK isla markaasna uu sameeyay jilaaga abwaanka ah ee Sooraan. https://youtu.be/yTAHTdiCWZQ
Donald Trump Ninka Ku Caanbaxay Nacaybka iyo Hillary Clinton Oo Ku Horeeya Codadka La Bixiyay Ee Maraykanka
Us(SLpost)-Tirinta codadka ayaa ka socota inta badan gobolada dalka mareykanka ee ka qayb qaatay tartanka doorashada xisbiyada gudahooda ee Super Tuesday, taasi oo lagu...
Daawo:-Madaxweynaha Jabuuti Oo Socdaal Gadar uu Ku Tagay Ka Soo Laabtay
Jabuuti(Slpost)-Madaxweynaha jabuuti Ismaacil Cumar Geele ayaa ka soo laabtay dalka gadar oo uu ka helay martiqaad rasmi ah, waxaana laga warbixiyay waxyaabhii ay ka...
MAXAA LAGU GARTAA HORUMARKA WADDAN KASTABA?
Bismillah,waxaan qalinka u soo qaatay inaan kaga hadlo ama wax yar ka idhaahdo waxyaabaha lagu cabiri karo horumarka uu gaadho waddan kastaaba iyo waxyaabaha...
Madaxweyne Siilaanyo Oo Amar Ku Bixiyay In La Soo Qabto Dablaydii Dishay Taliyihii Booliska Saaxil Tacsina Diray
Hargeysa(Slpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo, isagoo ku hadlaaya magaciisa iyo ka shacbiga Somalilandba, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa ciidamada booliska,...
Daawo:-Dhaawacyada iyo Badhasaab Ku Xigeenka Saaxil Oo Ka Hadlay Dilka Taliyaha Oo Uu La Socday
Berbera(Slpost)-Badhasaabku xigeenka Gobalka Saaxil Xaamud ayaa ka waramay sida ay rasaastu ugu dhacday talyahii booliska Saaxil oo ku geeriyooday rasaas ay ku riday koox...
Daawo:-Taliska Booliska Oo Xaqiijiyay Taliyihii Gobalka Saaxil Oo Dablay Ay Ku Dishay Ceelgarde Aagiisa iyo Ciidan Aagaas Ku Baxay
Hargeysa(Slpost)Taliyihii ciidamada booliska gobalka Saaxil Alle hawnaxariistee gaashanle Yuusf Maxamuud Casayr, waxaanu dhaawax ka soo gaadhay askari kale. https://youtu.be/Pij4BOcLIRs
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

