Daawo:- Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Qaraabo Kiilka Xisbiga Waddani Ee Uu Hogaamiyo Lagu Xanto
Hargeysa(Slpost)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cirro ayaa ka qadlay qaraabakiilka oo lagu xanto sibiga Waddani ee uu hogaaniyo https://youtu.be/jhpd06O0jco
Daawo: Waraysi Xiiso Badan Oo Laga Qaaday Fanaanada Sahra Halgan
Hargeysa(Slpost)-Fanaanada reer Somaliland Sahro Axmed Maxamuud (Sahro Halgan) oo waraysi khaas ah siisay wakaalada wararka Somaliland ee SOLNA ayaa kaga hadashay arimo badan oo...
Daawo”Kulmiye Iyo Waddani iyagaa iswatay maantana dalka iyagaa wata…” Musharax Jamaal
Hargeysa(Slpost)-Musharaxa xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa labada xisbi ee kale ku dhaliilay inay wakhtigan galeen loolan iyo olole iyada oo...
Daawo”Walaahi in Garoowe la seexan waayin..” Ciidamada Qaranka Oo Puntland Talaabo Ka Qaadaya
Sool(Slpost)-Ciidamada qaranka ayaa Puntland ugu hanjbay inay weerar ku soo qaadi doonaan Garoowe hadii aanay ka laaban farogalinta ay ka wadaan deegaanada hoos ymaada...
Daawo:-Maxkamada Degmada Hargeysa Oo Ku Dhawaad Labaatan Darawal Oo Tahriibayaal Dalka Soo Galinayay Xukuntay
Hargeysa(Slpost)-maxkamada degmada Hargyesa ayaa xukuno ku riday laabtan darawal oo waday gaadiid lagu tahriibinayay Itoobiyaan tiro badan oo dalka soo galayay. https://youtu.be/9cSi6RZZtOI
Daawo”Somalilad waxay ka digaysaa faragalinta qaawan ee cadaawadu ku dheehantahay ee maamulgobaleedka Puntland uu ka wado xuduudaha bari” Wasiirka Warfaafinta Somaliland
Hargeysa(Slpost)-Wasiirka warfaafinta Somaliland Cadaani ayaa maamul gobleedka Somaliya ee Puntland ku eedeeyay inay colaad iyo deegaamaynba ka wadaa xuduudaha bariga ee Somaliland. https://youtu.be/TA9numXPpGg
WADO XUMADA WADANKA, WADE XUMAYAASHAA KA DARAN!! Yasmin Omar Hadrawi
Marka hore waxaan tacsiyadaynayaa eheladii iyo qaraabadii dadkii ku naf waayey shilkii xooganaa ee naxdinta lahaa dhawaana ka dhacay gabeedka jidka u dhexeeya Hargeysa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

