HomeDonald Trump Ninka Ku Caanbaxay Nacaybka iyo Hillary Clinton Oo Ku...

Donald Trump Ninka Ku Caanbaxay Nacaybka iyo Hillary Clinton Oo Ku Horeeya Codadka La Bixiyay Ee Maraykanka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Us(SLpost)-Tirinta codadka ayaa ka socota inta badan gobolada dalka mareykanka ee ka qayb qaatay tartanka doorashada xisbiyada gudahooda ee Super Tuesday, taasi oo lagu soo kala dooranayo musharixiinta xisbiyada dimuquraadiga iyo jamhuuriga.

Natiijada hordhaca ah ayaa muujinaysa in Donald Trump oo u tartamaya musharaxnimada xisbiga jamhuuriga iyo Hillary Clinton oo u tartameysa xisbiga dimuquraadiga ay si weyn uga horreeyaan musharixiinta kale ee la tartamayo.

Marka la eego tartanka xisbiga jamhuuriga gudahiisa, Trump ayaa ayaa waxaa la filayaa in uu ku guuleysto shan gobol oo kala ah Alabama, Georgia, Massachusetts, Tennessee iyo Virginia.

Basle ninka uu loolanka kala dhexeeyo Ted Cruz ayaa la saadaalinayaa in uu ku guuleysto gobolka uu ka soo jeedo ee Texas iyo gobolka Oklahoma.

Natiijada hordhaca ah ee tartanka xisbiga Dimuquraadiga ayaa muujinaysa in Hillary Clinton la filayo in ay ku guuleysato lix gobol.

Hase yeeshee ninka uu loolanka kala dhaxeeyo ee Bernie Sanders ayaa la saadaalinayaa in uu ku guuleysto gobolka Oklahoma iyo gobolka uu ka soo jeedo ee Vermont.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories