HomeCiidamada Faransiiska Oo Qabtay Hub Badan Oo Soomaaliya Ku Soo Waajahnaa

Ciidamada Faransiiska Oo Qabtay Hub Badan Oo Soomaaliya Ku Soo Waajahnaa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Ciidamada badda ee Faransiiska ee ilaalinaya waqooyiga Badwaynta Hindiya ayaa qabtay markab ay saarnaayeen hub ay sheegeen inuu u socday Soomaaliya.

hubka

Hubka waxaa ka mid ahaa boqolaal qoryo, hubka lagula dagaalamo taangiga iyo qoryaha darandooriga u dhaca.

Markabka ayaa waxaa arkay helikobtarada Faransiiska oo ka mid ah ciidamada caalamiga ee ilaalinaya Badwaynta Hindiya.

Ciidamada Faransiiska ayaa markabka ka helay hubka, waxay kaloo ogaadeen in markabka inuusan haysan magac waddan oo lagu aqoonsado.

Waxay ku qabteen markabka sharciga cuna qabataynta hubka ee saaran Soomaaliya. Ciidamada badda ee isbahaysiga ayaa ku tilmaamay guul qabashada markabka inkastoo aynan sheegin war la xiriira cidii markabka u rarnaa.

Qabashada markabkan waxay la mid mid tahay, horaantii bishan markii ciidamada badda ee Australia ay ku qabteen markab hub sida meel u dhow badda Cuman, oo sidoo kale la sheegay inuu Soomaaliya u socday

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories