Dayir Lagu Wareejinayay Dugsiga Cadaadlay oo Taliyaha Ciidanka Qaranka Shaqale Xadhiga Ka Jaray
Cadaadley(SLpost)-Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Ismaaciil Shaqalle ayaa xadhiga ka jaray Deyr weyn oo Ciidanka Qaranka Somaliland kaga qayb-galaayey dib u dhiska Dugsiga...
HADAAN AHAY WASIIRKA GADIIDKA WAXA AY SHACBIGU IGA XADEEN BOBIL KAYGII AHAA NOKIA 3100
Aduunkan aynu ku Nool nahay waxkastaa waa ay kusoo marayaa ,malinkasta oo Noloshada ku biirtana waxa ay kuu kordhinaysaa wayo-aragnimo dheerada. Madaxda Dawlada waxa aynu...
Daawo:-Maayarka Iyo Ku Xigaanka Baligubadle Oo Habeen Saldhiga Lagu Xidhay Maxkamadna La Soo Taagay iyo Sababta Keentay.
Baligubadle(Slpost)-Maayarka iyo ku xigeenkiisa magaalada Biligubadle ayaa saldhiga lagu xidhay kadib markii dagaal uu labaooda dhex mara, waxaana la soo taagay maxkamad saaka. https://youtu.be/7oAd1-OXhag
Imaaraadka Oo Mishiino,Beebab,Raashin iyo Agabkale Soo Gaadhsiiyay Somliland
Gabiley ( SLPost) Weftigan imaaraadka uga yimid sidii ay qayb uga qaadan lahaayeen xaalada Abaareed ee saamaysay qaybo ka mida gobolada Somaliland oo uu...
Wasiir Duul oo Ka Hadlay Warar Sheegayay Inuu Iska Casilay Xubinnimadii Waddani
Hargaysa(SLpost):-Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale Duur, Ayaa Beeniyay Wararka Sheegaya In Uu Iska Casilayo Xisbiga Mucaradka WadaWaddani. Duur Ayaa Sidaa Ku...
Daawo”Qabyaalada in lagu subageeyo siyaasad maaha…” Abwaano Iyo jilayaal Ka Hadlay Qabyaalada Biyo Dhigtay Dalka
argeysa(SLpost)-Abawaano iyo jilayaal reer Somaliland ah ayaa ka hadlay xaalada qadhaadh ee haatan ay Somaliland la marayso qabyaaladu, waxaanay ka dayriyeen siyaasiyiinta dalka qaab...
Aadan Muuse Jibriil: Diblomaasigii Ugu Haboona In Itoobiya Loo Magacaabo W/Q: Cabdiraxmaan Cadami
Gooni isu-taagii ka dib Somaliland waxay la timi aragti gobolka ku cusub oo ah in dalalka jaarka ee bariga Afrika nabad ku wada noolaadaan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

