DAAWO-BARNAAMIJKA IISHEEKEE AAN KA SHEEKEEYEE IYO YAXYE YEEBASH
Hargeysa(Slpost)-Halkan ka daawo barnaamij lagu martiqaaday abwaan Yaxye Yabaash kaas oo lagu marti qaaday barnaamijka iisheekee aan kaa sheekeeye. https://youtu.be/_B3MgaWWHnU
Daawo:-Shaqaalhii Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Gobalka Saaxil Oo La Diyaariyay
Berbera(Slpost)-waxa tababar loo soo xidhay shaqaalhii ka shaqay lahaa diiwaangalinta gobalka Saaxil oo dhawaan la filaayo inay bilaabmato. https://youtu.be/bPHDKiAp3mM
Daawo:-Ceelbiyood Xili loo Baahnaa Xadhiga Laga Jaray Gobalka Sanaag
Sanaag(Slpost)-Ceelbiyood ayaa xadhiga laga jaray gobalka sanaag kaas oo ahaa mid loo baahnaa wakhtigan abaarahu ay ka taagan yihiin meelo ka mid ah gobalkaas. https://youtu.be/l0n64oOvx-A
Daawo:-Wiil Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Dalka Koonfur Afrika iyo Danbiilaha Oo La Qabtay
Hargeysa(Slpost)-Waxa dalka koonfur afrika lagu dilay wil soomaali ah oo wakhtiga la dilaayay raacayay gaadhi bas ah, waxaana boolisku gacanta ku dhigay gacan ku...
Daawo:-Axmed Yuusuf Yaasiin Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Oo Warbaahinta Arimo Badan Kala Hadlay
Hargwysa(Slpost)-Madaxweyne ku xigeenkii Rayaale Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa warbaahinta la hadlay arimo la xidhiidha gobalka Saaxil https://youtu.be/c7tgEMXKPmI
Xisbiga Waddani Oo Daboolka Ka Qaaday In Faysal Cali Waraabe Guddoomiye Cirro Ugu Hanjabay Inuu Toogan Doono
Hargeysa(Slpost)-Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa u gudibiyay komishanka doorashooyinka dacwad ka dhan ah Faysal CalI Waraabe, oo ay sheegeen inuu xarunta komishanka dhexdiisa...
Gudida Abaaraha Oo Maanta Isla Eegay Goobaha Gargaarku Gaadhay iyo Goobaha Wali laga Sugaayo
Hargeysa(SLpost)-Guddiga gurmadka abaaraha ee heer qaran, ayaa maanta fadhi ku yeeshay hoolka shirarka ee qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland. Fadhigan oo uu gudoominayey Madaxweyne ku xigeenka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

