Monthly Archives: March, 2016

spot_imgspot_img

Dawladda Maraykanka iyo Somaliland Oo Washington Ku Yeelanaya Shir Muhiimad U Leh Qaddiyadda Somaliland

  Washington (SLpost) Dawladda Somaliland iyo Maraykanka ayaa shir balaadhan kuwada xusaya 25 guurada ka soo wareegtay gooni isu taagga Somaliland. Kulanka oo 20-ka bisha...

Daawo:-Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada Xirsi Oo Lagu Soo Hagaajiyay Lacagtii Wadada Ceerigaabo

Hargyesa(Slpost)-Qaar ka mid ah jaaliyada Somaliland ee maraykanka ayaa wasiirkii hore ee madaxtooyada Xirsi Xaaji Cali ku soo hagaajiyay lacagtii wadada Ceerigaabo qayb ka...

ABAARAHA HA TAAGEERIN!

“Markuu cawlku cawlaha orgayn, waa ad cibaaroone, Cishaday ku uuraysatiyo, caadaduu garane, Cashaday calool gelahayaan, cannugga beertiisu, Curcurradiyo lawyada intuu ku cuskaduu saaro, Cirrid iyo cagaar miday ku...

Daawo:-Kooxda Cali Khaliif Oo Mar Kale Soo Hanjabay Kadib Markii Ciidanka Qaranku Dultagay

Buuhoodle(Slpost)-Qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka kooxda khaatumo ayaa ka hadlay xaalada deegaankooda oo uu ku tilmaamay inay wali cakirantahay, waxaanay soo bandhigeen gaadiid...

DANTA GUUD

Dan Guud markaad maqashid waxa dubaaqaaga ku soo dhacaya wax la wada leeyahey oo cid badan ka dhaxeysa, waana run oo waa wax lagu...

Daawo:-Afhayeen Waddani oo Ka Hadlay Warar Sheegaya In Xilka Laga Qaaday

Hargeysa(Slpost)-Ibraahin Mahadi Buubaa afhayeenka Waddani ayaa ka hadlay warar laga baahiyay oo uu ku tilmaamay inay tahay dacaayado. https://youtu.be/LnHuP1uoJwM

Ninkii Ikhtiraacay E-Mailka Oo Geeriyooday: Raymond Tomlinson Waxa Uu Beddelay Qaabkii Xidhiidh Ee Dunida

Washington (SLpost)- Subaxnimadii sabtida ee toddobaadkan waxaa dalka Maraykanka ku geeriyooday curiyihii adeegga e-mail ee farriimaha la isugu diro internet ka oo da’diisu ay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img